Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

“Markasta Waxaan Islahaa Messi Ayaa Ka Fiican Ronaldo Laakiin….” – Aboubakar Oo Al Nassr Ka Cadhaysiiyay Kahor Caydhintiisa

by Apdihakem Omer Adam
January 11, 2023
0
“Markasta Waxaan Islahaa Messi Ayaa Ka Fiican Ronaldo Laakiin….” – Aboubakar Oo Al Nassr Ka Cadhaysiiyay Kahor Caydhintiisa

Weeraryahanka laga caydhiyay kooxda Al Nassr ee Vicent Aboubakar ayaa hadal gantaal ah kusii ganay kooxdaas oo u caydhinaysa sababta saxeexeeda cusub ee Cristiano Ronaldo.

ADVERTISEMENT

Al Nassr ayaa kansashay heshiiska Aboubakar si ay u diiwaan galiyaan Cristiano maadaama sharciga horyaalka Sucuudigu dhigayo in koox kasta ugu badnaan siddeed ciyaartoy oo ajaanib ah haysan karto.

Haatan wargeyska Mundo Deportivo ayaa soo xigtay hadal uu Aboubakar ku tuuray Al Nassr kahor bixitaankiisa oo uu ugu horreyn soo wariyay NTV Sport isagoo sheegay inuu aaminsanaa in Lionel Messi ka fiican yahay Ronaldo balse uu midaas sii xaqiiqsaday kaddib markii uu kabtanka Portugal la tababartay.

“Waxaan markasta islahaa Messi ayaa ka fiican Ronaldo laakiin kaddib markii aan tababar la qaatay waxaan ogaaday inaan saxsanaa” ayuu yidhi Aboubakar sida NTV Sports lagu sheegay.

ADVERTISEMENT

30 sano jirkaas ayaa 34 kulan u ciyaaray Al Nassr tan iyo markii uu kusoo biiray sanadkii 2021 isagoo 12 gool usoo dhaliyay mudadaas.

Sidoo Kale Akhri

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023
YAAB: Magaciisa Runta Ah Ma Aha Casemiro – Dadka Oo Hadda Uun Ogaaday Inuu Magac Kale Isticmaalo Xiddiga Brazil

Casemiro Oo Fariin Cagajugleyn Ah U Diray Arsenal Iyo Manchester City

January 29, 2023

Aboubakar ayaa kaddib kansalida heshiiskiisa lala xidhiidhinayaa kooxda Besiktas oo u doonaysa bedelka Wout Weghorst oo Man United kusii jeeda.

Aboubakar lascia l'Al Nassr: "Allenandomi con Ronaldo posso dire che Messi  è più forte"

ADVERTISEMENT
Share504Tweet315
ADVERTISEMENT

Related Posts

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

YAAB: Magaciisa Runta Ah Ma Aha Casemiro – Dadka Oo Hadda Uun Ogaaday Inuu Magac Kale Isticmaalo Xiddiga Brazil

Casemiro Oo Fariin Cagajugleyn Ah U Diray Arsenal Iyo Manchester City

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Casemiro ayaa fariin digiin ah u diray Manchester City iyo Arsenal isagoo u sheegay inuu u soo socdo inuu soo...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.