Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Marcus Rashford Oo Faahfaahiyay Sababtii Keyd Loo Geliyay Kulankii Wolves Ee Loo Ciqaabay

by Saed Mohamed
December 31, 2022
0
Marcus Rashford Oo Faahfaahiyay Sababtii Keyd Loo Geliyay Kulankii Wolves Ee Loo Ciqaabay

Marcus Rashford ayaa xaqiijiyay inay hurdo la tagtay oo uu ka soo daahay shirkii kooxda taasoo keentay in kursiga keydka la dhigay kulankii Manchester United ay galabta ka badisay Wolves.

ADVERTISEMENT

25 jirkaan ayaan lagu soo bilaabin ciyaartii ka dhacday garoonka Molineux taasoo dad badan ka yaabisay.

Tababare Erik ten Hag ayaa sheegay inuu Rashford kursiga keydka u geliyay inuu ku xadgubay dishibiliinka kooxda.

Laakiin ciqaabta Rashford waxay waartay kaliya 45 daqiiqo isagoo la soo geliyay qeybtii labaad, wuxuuna dhaliyay goolka guusha ka dib markii ay kubad isku taabteen Bruno Fernandes.

ADVERTISEMENT

Ka dib ciyaarta, Rashford ayaa shaaca ka qaaday sababtii keydka loo geliyay.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

Rashford ayaa sheegay inay hurdo la tagtay oo uu ka daahay shirkii kooxda, wuxuuna sheegay inuu ka niyadjabay go’aanka Ten Haf balse uu ogsoon yahay inay taasi tahay sharciga kooxda.

Wuxuu u sheegay BT Sport: “Sharciga kooxda ayaan ku xadgudbtay, waa qalad dhici kara.

“Dabcan waan ka niyadjabay inaan ku soo bilaabanin ciyaarta laakiin waan fahamsanahay go’aanka.

“Waan ku faraxsanahay inaan badinay ciyaarta, waxaan ka soo yara daahay shrikii kooxda, hurdo ayaa ila tagtay, waa wax dhici kara.”

ADVERTISEMENT
Share388Tweet242
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.