Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Manchester United Oo Weeraryahankii Dilaaga Ahaa Ee Ay Raadinaysay Ka Heshay Talyaaniga & Kooxaha Ku Qabsaday

by Abdiwahab Ahmed
December 17, 2022
0
Chelsea Oo Iska Xaadirisay Wareegga Siddeedda Iyo Villarreal Oo Xasuuq iyo Ceeb Iskugu Dartay Juventus

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa go’aan ku gaadhay in ay bisha January u dhaqaaqdo weeraryahanka kooxda kubadda cagta Juventus ee Dusan Vlahovic, iyadoo maalmo ka hor uu tababare Erik ten Hag shaaciyey in ay maalgelin badan samayn doonaan oo ay ciyaartooyo tayo leh soo iibsan doonaan.

ADVERTISEMENT

Red Devils oo uu bishii hore ee November ka tegay Cristiano Ronaldo oo heshiiskiisa ay burburiyeen, waxay raadinayaan weeraryahan dhexe oo karti u leh dhalinta goolasha iyo inuu qayb ka qaato ciyaarta kooxda.

Sida uu qoray wargeyska kasoo baxa Talyaaniga ee Corriere dello Sport, Manchester United ayaa bartilmaameedkeeda ka dhigatay Vlahovic oo gool ka dhaliyey Koobkii Adduunka ee xulkiisa Serbia uu kaga hadhay wareeggii koowaad ee hormooyinka.

Vlahovic oo Juventus ay bishii January ee sannadkan horraantiisii ay kasoo iibsatay Fiorentina ayaa waxa la sheegay in ay Old Lady ku qasbanaan doonto inay iibiso kaddib baadhitaano lagu samaynayo xisaabaadka kooxda oo ay dhici karto la go’aamiyo in 22 jirkan la iibiyo sannad kaddib markii uu yimid Allianz Stadium.

ADVERTISEMENT

Manchester United ayaa la sheegay inay diyaar u tahay inay qasnaddeeda u jabiso, hase yeeshee waxay tartan adag kala kulmi doonaa kooxaha Arsenal, Chelsea, Liverpool iyo Paris Saint-Germain oo iyaguna doonaya inay la saxeexdaan.

Sidoo Kale Akhri

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

January 30, 2023
Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023

36 ciyaarood oo uu Vlahovic u saftay Juventus yaaa waxa uu u dhaliyey 16 gool, waxaana qandaraskiisa Old Lady uu soconayaa illaa June 2026,

ADVERTISEMENT
Share361Tweet226
ADVERTISEMENT

Related Posts

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Kooxda Arsenal ayaa caawa gudbisay dalabkii labaad ee ay ku doonayeen xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton Moises Caicedo. Gunners...

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.