Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Suuqa Kala Iibsiga

Manchester United Oo U Jeedsaday Xiddig Aan Laga Filaynin Kaddib Afduubkii Ay Chelsea Ku Samaysay Joao Felix

by Abdiwahab Ahmed
January 9, 2023
0
Manchester United Oo U Jeedsaday Xiddig Aan Laga Filaynin Kaddib Afduubkii Ay Chelsea Ku Samaysay Joao Felix

Manchester United ayaa u jeedsatay xiddig aan laga filaynin oo ay horumar ka samaysay saxeexiisa saacadihii ugu dambeeyey, kaddib markii ay Chelsea ka afduubatay Joao Felix oo uu tababare Erik ten Hag doonayay inuu ku xoojiso kooxdiisa.

ADVERTISEMENT

Red Devils ayaa suuqa ugu jirta weeraryahan u buuxiya booskii uu banneeyey Cristiano Ronaldo, iyadoo Erik ten Hag uu ku dedaalayo inuu afka hore ka dhiso naadigiisa si ay uga dallacaan kaalinta afraad ee ay ku jiraan oo ay ugu tartami karaan horyaalka.

Telefishanka ESPN ayaa sheegay, in Manchester United ay u dhow dahay saxeexa weeraryahanka kooxda RB Salzburg ee Benjamin Sesko oo ah 19 jir waxqabad badan oo ku fiican dhalinta iyo hal-abuurka intaba.

Benjamin Sesko ayaa hore loo sheegay in uu £20 milyan oo Gini ugu wareegayo RB Leiopzig, laakiin Manchester United ayaa isku dayaysa inay afduubato laacibkan, maadaama weeraryahannada tayada leh ee la heli karayo waqtigan ay aad u kooban yihiin.

ADVERTISEMENT

United ayaa hore iskugu dayday saxeexa weeraryahanka reer Slovenia xagaagii laakiin waxa ka gaws-adkaygtay RB Salzburg iyadoo Red Devils na ay ka gaabisay inay la  timaaddo dalab qancin karaya kooxdaas.

Sidoo Kale Akhri

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023
YAAB: Magaciisa Runta Ah Ma Aha Casemiro – Dadka Oo Hadda Uun Ogaaday Inuu Magac Kale Isticmaalo Xiddiga Brazil

Casemiro Oo Fariin Cagajugleyn Ah U Diray Arsenal Iyo Manchester City

January 29, 2023
ADVERTISEMENT
Share494Tweet309
ADVERTISEMENT

Related Posts

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

YAAB: Magaciisa Runta Ah Ma Aha Casemiro – Dadka Oo Hadda Uun Ogaaday Inuu Magac Kale Isticmaalo Xiddiga Brazil

Casemiro Oo Fariin Cagajugleyn Ah U Diray Arsenal Iyo Manchester City

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Casemiro ayaa fariin digiin ah u diray Manchester City iyo Arsenal isagoo u sheegay inuu u soo socdo inuu soo...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.