Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Manchester United Oo Diidday Inay Sharciga U Jabiso Marcus Rashfor Oo Qandaraaskiisu Sii Dhamaanayo

by Abdiwahab Ahmed
January 17, 2023
0
Xiddigii Garoonka, Laacibka Man United Ee Afka Lagu Hayo & Qiimeynta Ciyaartoyda Kulankii Ay Man Utd Xasuuqday Bournemouth

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa wada-hadallo heshiis cusub oo shan sannadood ah kula ujirta weeraryahanka reer England ee Marcus Rashford, laakiin waxa ay iska diidday kooxdu in ay sharcigeeda u jabiso laacibkan oo qandaraaskiisu sii dhamaanayo.

ADVERTISEMENT

Manchester United ayaa dejisay jaan-goyn cusub oo dhinaca mushaharka ah oo aan la dhaafi karin, waxaana ciyaartoyda hadda xayndaabkaa ka sarreeya lagu soo celin doonaa laynka loo jeexay in aanu mushaharku ka badan karin.

Ten Hag and Rashford

Red Devils oo ciyaartoygii ugu mushaharka badnaa ee abid soo mara uu ahaa Alexis Sanchez oo toddobaadkii ka qaadan jiray £500,000 Gini, ayaa waxa kale oo ugu xigay Ronaldo oo la rumaysan yahay in uu usbuucii u xaadiri jiray £430,000 Gini, waxaanay labadan ciyaartoy ka barteen cashar ah in mushaharka badan aanu xal ahayn, sidoo kalena xiddigihii ay lacagta badan siiyeen ay ku fashilmeen Old Trafford.

ADVERTISEMENT

Ciyaartoyga kale ee mushaharkiisu badnaa waxa uu ahaa Paul Pogba iyo hadda oo David De Gea hoos looga soo celinayo £375,000 Gini.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Marcus Rashford oo 25 jir ah ayaa waxa uu hadda mushahar u qaataa £200,000 Gini, waxaana uu doonayaa in laba-jibbaar laga dhigo mushaharkiisa si uu heshiis cusub ugu saxeexo kooxda, laakiin Manchester United ayaa diiddan inay jabiso sharicigeeda cusub oo ah in aan ciyaartoyna la siinin mushahar ka badana £300,000 Gini toddobaadkii.

Bishii hore ayay Manchester United dhaqan-gelisay qodob siinayay inay 12 bilood ku kordhin karto heshiiskii ay kula jirtay Marcus Rashford oo soconaya illaa dhamaadka xilli ciyaareedkaan.

ADVERTISEMENT
Share394Tweet247
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.