Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Suuqa Kala Iibsiga

Man United Oo Dalab 86 Milyan Ka Gudbisay Daafaca Ugu Fiican Koobka Adduunka & Chelsea Oo La Tartameysa

by Saed Mohamed
December 11, 2022
0
Man United Oo Dalab 86 Milyan Ka Gudbisay Daafaca Ugu Fiican Koobka Adduunka & Chelsea Oo La Tartameysa

Manchester United ayaa lagu waramayaa inay dalab ka gudbisay saxiixa xiddiga kooxda RB Leipzig, Josko Gravdiol.

ADVERTISEMENT

Tababaraha United Erik ten Hag ayaa doonaya inuu xoojiyo kooxdiisa bisha Janaayo iyadoo muhiimada ugu sareysay uu siinayo daafac cusub.

Sida ay sheegtay Foot Mercato, Gvardiol ayaa ah bartilmaameedkiisa koowaad.

Red Devils ayaa la aaminsan yahay inay durbaba ka gudbisay daafaca xulka Croatia lacag gaareysa 86 milyan ginni.

ADVERTISEMENT

Laakiin waxay tartan adag kala kulmayaan kooxaha Manchester City iyo Chelsea.

Sidoo Kale Akhri

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

February 7, 2023
Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

February 7, 2023

Inkastoo Chelsea ay iyadana dalab 77 milyan ginni ka gudbisay daafaca, hadana Manchester ayaa gudbisay dalabkii ugu sareeyay oo ah 86 milyan ginni oo ay ku jiraan lacago ku xiran sharuudo.

Gvardiol ayaa ka mid ah daafacyada sida weyn loo doondoonayo ee qaarada Yurub iyadoo ay ku tartamayaan kooxo dhowr ah.

Halyeeyga Manchester United Rio Ferdinand ayaa sheegay in daafaca uu ka mid yahay daafacyada ugu fiican ee uu ku arkay Koobka Adduunka.

Wuxuu yiri: “Waa inaan sheego inuu ahaa daafaca aan ugu jecelahay ee aan daawaday Koobka Adduunka ilaa iyo haatan.

ADVERTISEMENT

“Awoodiisa way muuqataa, wuxuu ku faraxsan yahay difaacashada uu sameynayo, waa nin xoogan islamarkaana ku fiican cagta bidix.”

Share399Tweet250
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Horyaalka heerka labaad ee Ingiriiska ee Championship ayaa go'aansaday inay iska diidaan in Manchester City ay ka  ciyaarto haddii laga...

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Manchester United ayaa laba jeer la ciyaari doonta Leeds United  toddobaad gudihii, iyadoo la ogyahay xafiiltanka taariikhiga ah ee u...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.