Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

“Man United-a Maantu Waa Midii Ugu Xooganayd Mudo Dheer!!” – Laacib Man City Ah Oo Kasii Dayriyay Red Devils

by Apdihakem Omer Adam
January 13, 2023
0
Ten Hag Oo Toos U Sheegay Xiddiga Uu Man United U Keensaday Si Uu Dhaqanka Kooxda U Bedelo

Kabtanka kooxda Manchester City ee Ilkay Gundogan ayaa xiddigaha kooxdiisa uga sii digay halista kooxda ay dariska yihiin ee Man United oo ay Sabtida berri ah ballansan yihiin.

ADVERTISEMENT

Wareegii hore ee Premier League ayay Sky Blues guul weyn oo 6-3 ah Etihad Stadium kaga gaadheen Red Devils balse kooxda tababare Erik Ten Hag ayaa haatan ka duwan xaaladii wakhtigaas.

Man United ayaa leh 35 dhibcood iyadoo dhibco la wadaagta kooxda booska saddexaad ee Newcastle United halka Man City ay booska labaad 39 dhibcood ku fadhido.

Gundogan ayaa sheegay in Man United-a wakhtigani ay tahay midii ugu xooganayd mudo dheer isla markaana ay ciyaaraan kubad xiiso leh.

ADVERTISEMENT

“United-a maantu waa midii ugu xooganayd mudo dheer. Haatan kooxdoodu waxay u muuqataa mid kalsooni badan qabta, waxay ciyaaraan kubad aad u wanaagsan, waxaynu u baahan doonaa inanynu u ciyaarno si aad uga wanaagsan sidii maanta (Kulankii Southampton) si aynu natiijo sax ah u helno” ayuu yidhi Gundo.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Marka laga yimaado laba guulood oo ay xidhiidh uga soo gaadheen Chelsea oo xaaladeedu faraha ka baxday haddana City qudheeda ayaan ahayn mid halis sidii hore u badan leh dhawaanahan.

sF25wnj1?format=jpg&name=small

 

ADVERTISEMENT
Share383Tweet240
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.