Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Bundesliga

Macalinka Cusub Ee Portugal, Dhaliyaha Chelsea Doonayso & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa

by Apdihakem Omer Adam
January 8, 2023
0
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Atletico Madrid ayaa haatan 9.5 Milyan pound ku doonaysa heshiiska amaahda ah ee Joao Felix iyo waliba ballanqaadka ah in 70 Milyan oo pound xagaaga rasmi loogaga iibsado. (Sunday Mirror)

ADVERTISEMENT

Tababarihii ka tagay xulka Belgium kaddib koobkii aduunka ee Roberto Martinez ayaa heshiis afka ah la gaadhay Portugal oo macalin raadis ah.(Athletic – subscription required)

Zinedine Zidane ayaa diiday fursad uu ku noqon karayay tababaraha xulka Maraykanka. (L’Equipe via Mail)

Tottenham Hotspur ayaa goolhayaha Everton ee Jordan Pickford u dooratay bedelka Hugo Lloris. (Sunday Mirror)

ADVERTISEMENT

Al-Nassr ayaa fasaxday weeraryahan Vincent Aboubakar oo Man United lala xidhiidhinayay si ay firaaqo kooxdeeda ugaga banayso Cristiano Ronaldo. (Al-Riyadh)

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Crystal Palace ayaa diyaar u ah inay Everton kula tartanto saxeexa Danny Ings oo ka tirsan Aston Villa. (Sun)

Brighton tababaraheeda De Zerbi ayaa u sheegay Leandro Trossard inuu wax badan ka doonayo kaddib markii uu shaxda ka saaray xilli lala xidhiidhinayay kooxaha Newcastle United iyo Chelsea. (The Athletic – subscription required)

Brighton madaxeeda fulinta ee Paul Barber ayaa u sheegay Chelsea iyo Liverpool inay kaliya lacag badan ku fasixi doonaan khadka dhexe ee Moises Caicedo. (Metro)

Chelsea ayaa Monchengladbach wadahadalo kala furtay saxeexa weeraryahan Marcus Thuram oo heshiiskiisu xagaaga dhacayo. (Fabrizio Romano)

ADVERTISEMENT

Leeds United ayaa isha ku haysa weeraryahanka Hoffeinheim ee  Georginio Rutter. (Sky Sports Germany)

Man United ayaa ku jirta wadahadalo ay ku doonayso weeraryahanka Burnley ee Wout Weghorst oo Besiktas amaah ugu maqan. (Santi Ouna)

Kooxda ree Brazil ee Corinthians ayaa caddaysay xiisaheeda saxeexa Philippe Coutinho oo Aston Villa ka tirsan. (Mail)

Muhiimada koowaad ee Mykhailo Mudryk waa inuu ku biiro Arsenal balse Chelsea way isku dayi doontaa saxeexiisa ilaa dhammaadka. (Fabrizio Romano)

Real Madrid wax ka badan 110 Milyan oo euro kama bixin doonto saxeexa Jude Bellingham. (Marca)

Share524Tweet328
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.