Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Macalinka Argentina Oo Doortay Xiddiga Spain Ee Uu Jeclaan Lahaa Inuu Xulkiisa Ku Haysto

by Apdihakem Omer Adam
January 18, 2023
0
Macalinka Argentina Oo Doortay Xiddiga Spain Ee Uu Jeclaan Lahaa Inuu Xulkiisa Ku Haysto

Tababaraha xulka Argentina ee Lionel Scaloni ayaa doortay xiddig ka tirsan xulka qaranka Spain oo uu jeclaan lahaa inuu ku haysto dalkiisa kusoo guuleystay dhawaan Koobka aduunka.

ADVERTISEMENT

Argentina ayaa kasoo dhigay wacdarro Koobkii aduunka ee bishii hore ka qabsoomay dalka Qatar iyagoo soo hantay Koob aduunkoodii saddexaad taariikhda.

Si lamid ah Koobka aduunka, Scaloni ayaa sidoo kale La Albiceleste kula soo guuleystay Copa America iyo Finallisma isagoo abaar 28 sano ah ka saaray.

Scaloni ayaa marka hore si kumeel-gaadh ah loogu magacaabay xulka Argentina iyadoo ay in badan oo taageerayaasha dalkaas ahi kasoo horjeedeen.

ADVERTISEMENT

Walow uu xulkiisa ku haysto xiddigo aad u hibo badan oo uu Lionel Messi kamid yahay, Scaloni ayaa sheegay inuu sidoo kale jeclaan lahaa madadaaliyaha da’da yar ee ree Spain ee Pedri Gonzalez.

Sidoo Kale Akhri

Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Qorshaha Arsenal Ee Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Sabti Ah

January 28, 2023
“Waxa Uu Booskiisa Ka Samaynayo Isagoo Da’dan Jira Hore Umaynaan Arag, Lampard, Gerrard Iyo Scholes Waxan May Samaynayn….!!”

Rio Ferdinand Oo Doortay Laacibka Arsenal Ee Mustaqbalka Barcelona Ku Biiri Kara

January 28, 2023

“Haddii aan fursada helayo oo aan ciyaartoy Spanish ah usoo qaadan karo xulkayga wuxuu noqon lahaa Pedri” ayuu yidhi Lionel Scaloni.

Si lamid ah shaxda Barcelona ee 4-3-3, Pedri ayaa la jaanqaadi lahaa Argentina isagoo khadka dhexe kala ciyaaraya Alexis Mac Allister iyo Enzo Fernandez.

Pedri: Spain are World Cup favourites

ADVERTISEMENT
Share321Tweet201
ADVERTISEMENT

Related Posts

Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Qorshaha Arsenal Ee Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Sabti Ah

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

AC Milan ayaa iskaga baxday tartanka saxeexa Nico Zaniolo oo Roma ka tirsan. (Corriere dello Sport) Newcastle ayaa Everton 45...

“Waxa Uu Booskiisa Ka Samaynayo Isagoo Da’dan Jira Hore Umaynaan Arag, Lampard, Gerrard Iyo Scholes Waxan May Samaynayn….!!”

Rio Ferdinand Oo Doortay Laacibka Arsenal Ee Mustaqbalka Barcelona Ku Biiri Kara

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa saadaaliyay mustaqbalka kabtanka Arsenal ee Martin Odegaard iyo sida uu horyaalka La...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.