Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Maaha Liverpool Iyo Barcelona!! – Kooxda Ku Horreysa Tartanka Dheemanka Ghana ee Mohammed Kudus Oo La Ogaaday

by Apdihakem Omer Adam
December 8, 2022
0
Maaha Liverpool Iyo Barcelona!! – Kooxda Ku Horreysa Tartanka Dheemanka Ghana ee Mohammed Kudus Oo La Ogaaday

Tartanka loogu jiro khadka dhexe ee kooxda Ajax iyo xulka Ghana ee Mohammed Kudus ayaa u muuqda mid qaabaysmaya iyadoo kooxaha ku loolamayaa ku kala horreeyaan.

ADVERTISEMENT

Sida uu haatan sheegayo wargeyska The Bild, kooxda xidhiidhka la samaysay wakiilada Kudus ayaa ah Borussia Dortmund oo isku diyaarinaysa inay suuqa qaboobaha dalab ka gudbiso.

Dortmund ayaa diyaar u ah inay 20 Milyan oo euro dalab dhan ka gudbiso Kudus. Kudus ayaa qabtay indhaha kooxo badan oo ay kamid tahay Liverpool oo u dirtay Qatar rag usoo indho-indheeya.

Kudus ayaa ahaa dheemanka ka dhex dhalaalayay Ghana koobkan aduunka isaga oo saddex gool uga qayb qaatay, laba gool ayuu dhaliyay halka uu midkale caawiyay.

ADVERTISEMENT

Barcelona ayaa sidoo kale mudo si dhaw ula socotay xaalada 22 sano jirkaas halka Everton saxeexiisa qarka u fuushay suuqii xagaaga.

Sidoo Kale Akhri

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

February 7, 2023
WERWER: Mid Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Man United Oo Dhaawacmay Maalmo Kahor Manchester Derby

Erik Ten Hag Oo Shaaciyey AFAR Ciyaartoy Oo Manchester United Ah Oo Dhaawacyo Ku Maqnaanaya Kulanka Leeds United

February 7, 2023

Iyadoo Jude Bellingham aad loo doonayo kooxo badanina saxeexiisa ku tashanayaan ayay Dortmund u arki kartaa Mohammed Kudus bedelkiisa.

Mohammed Kudus' strike against Liverpool wins goal of the month award |  Pulse Ghana

ADVERTISEMENT
Share334Tweet209
ADVERTISEMENT

Related Posts

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sergio Busquets ayaa dalab uu lacag badan ku qaadanayo ka helay horyaalka waddanka Sucuudiga...

WERWER: Mid Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Man United Oo Dhaawacmay Maalmo Kahor Manchester Derby

Erik Ten Hag Oo Shaaciyey AFAR Ciyaartoy Oo Manchester United Ah Oo Dhaawacyo Ku Maqnaanaya Kulanka Leeds United

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa xaqiijiyey, in xiddiga reer Brazil ee Antony uu ku biiray liiska ciyaartoyda dhaawaca...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.