Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

“Maaha Ciyaartoy Jurgen Klopp….” Carragher Oo Liverpool Runta Uga Sheegay Baahida Ay Qabto

by Apdihakem Omer Adam
January 3, 2023
0
“Maaha Ciyaartoy Jurgen Klopp….” Carragher Oo Liverpool Runta Uga Sheegay Baahida Ay Qabto

MANCHESTER, ENGLAND - AUGUST 22: Jamie Carragher broadcasts ahead of the Premier League match between Manchester United and Liverpool FC at Old Trafford on August 22, 2022 in Manchester, England. (Photo by Ash Donelon/Manchester United via Getty Images)

Daafacii hore ee kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa kooxdaas u sheegay waxa ku waajibka ah haddii ay doonayso inay afarta kaalmood ee sarre kaga dhammaysato Premier League xilli ciyaareedkan.

ADVERTISEMENT

Reds oo xilli ciyaareedkan joogtayn la’aan ku dhiban ayaa xalay guuldarro 3-1 ah kala soo kulmay Brentford oo ay Gtech Community Stadium ku booqdeen.

Rajada afarta sarre ee Liverpool ayaa kulankaas kaddib u muuqata mid markale adag halka kooxda lagu naanayso shinidu ay booska toddobaad soo fadhiisatay.

Carragher oo Sky Sports xalay ku aragti dhiibtay ayaa sheegay inaysan kooxdu u ciyaarayn sida tababare Jurgen Klopp ciyaartoydiisa lagu yaqaano isla markaana ay u baahan yihiin saxeexa khad dhexe si ay afarta sarre fursad ugu helaan.

ADVERTISEMENT

“Midaas ma arko imika, maaha koox Jurgen Klopp waxaanan doonayaa inaan ogaado sababta sababtoo ah ma fahmi karo, waxay haystaan ciyaartoy farsamo wanaagsan oo soo baxaya balse uma muuqdaan koox Jurgen Klopp” ayuu yidhi Jamie.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

“Dib u cusboonaysiin dhammaystiran ayay uga baahan yihiin khadka dhexe, waa sida inay isku dayayaan inay u ciyaaraan qaabka Jurgen Klopp iyagoon ahayn ciyaartoy Jurgen Klopp, waa sida koox caadi ah marka la eego dhinaca cadaadiska haddana wali waxay ciyaarayaan xariiqa dheer (High Line – daafaca hore usoo baxaya)”.

“Waxaynu ka hadlaynaa Van Dijk, isagu qaabkiisii ugu fiicnaa kuma jirin balse si kasta ood u wanaagsan tahay ilaalo ayaad uga baahantahay khadkaaga dhexe, haddii aanad ilaalo helin wax fursad ah ma haysatid”.

ADVERTISEMENT
Share364Tweet227
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.