Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Ma Aha Pep, Jose & Carlo: Tababaraha Reer Yurub Ee Loo Magacaabayo Xulka Qaranka Brazil Oo La Ogaaday

by Abdiwahab Ahmed
January 12, 2023
0
WAR LA SUGAYAY: Pep mise Klopp? Brazil Oo Tababaraha Ugu Wanaagsan Premier League U Magacaabaysa Macallinkeeda Cusub

Xidhiidhka kubadda cagta Brazil oo muddo bil ah raadinayay tababare cusub markii uu Tite iska casilay xilka  kaddib kulankii Croatia ee wareeggii siddeedda Koobka  Adduunka ayaa waxay hadda xidhiidh la sameeyeen tababare aan wax shaqo ah haynin oo isaguna iska casilay xulkii uu watay dhamaadkii Koobka Adduunka.

ADVERTISEMENT

Brazil ayaa  lala xidhiidhiyey tababareyaal badan oo ay ku jiraan Jose Mourinho, Carlo Ancelotti iyo Pep Guardiola hase yeeshee waxa hadda soo baxaya in saddexdan tababare aanu midkoodna diyaar u ahayn inay ka  tagaan kooxahooda AS Roma, Real Madrid iyo Manchester City.

Wargeyska Sport ee kasoo baxa Spain ayaa waxa uu sheegay, in diiradda Brazil uu soo galay tababaraha Fluminense ee Fernando Diniz oo loo yaqaano ‘Guardiola-ha Brazil’, laakiin taas waxa uu wali xidhiidhka Brazil doonayaa in ay tababre ka dhigtaan macallin reer Yurub ah si ay u beddelaan falsafadda ciyaareed ee xulkooda oo 20 sannadood ka hor ay ugu dambaysay inay ku guuleystaan Koobka Adduunka.

Sport ayaa intaa ku daray, in tababarihii xulka qaranka Spain ee Luis Enrique uu hadda yahay midka ugu cadcad shaqada xulka  qaranka Brazil, waxaana  dhinacyada u socda wada-hadallo meel fiican maraya oo ay suurtogal tahay in lasoo gabogabeeyo usbuucyada soo socda.

ADVERTISEMENT

Enrique ayaa hore u sheegay inuu dib ugu soo laabanayo shaqada tababarenimada ee dhinaca kooxaha, laakiin uu wax weyn u arko inuu noqdo tababaraha xulka Brazil.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023
ADVERTISEMENT
Share398Tweet249
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.