Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Luis Diaz Oo Qalliin Jilibka Ah Lagu Samaynayo Maanta & Xilli-ciyaareedkiisii Liverpool Oo Soo Dhamaaday

by Abdiwahab Ahmed
December 10, 2022
0
Luis Diaz Oo Qalliin Jilibka Ah Lagu Samaynayo Maanta & Xilli-ciyaareedkiisii Liverpool Oo Soo Dhamaaday

Xiddiga Liverpool ee Luis Diaz  ayaa maanta oo Sabti qalliin lagaga samaynayaa jilibka oo uu ka dhaawacmay isaga oo tababarka la samaynaya kooxdiisa oo uu muddo saddex bilood ah kaga maqnaa dhaawac uu hadda uun kasoo kabtay oo kasoo gaadhay ciyaartii horyaalka Premier League  ee Arsenal.

ADVERTISEMENT

Laacibka reer COlombia ayaa taam kasoo noqday dhaawac jilibka ahaa oo bishii October soo gaadhay, waxaana uu tababarka kala bilaabay ciyaartoyda kooxdiisa magaalada Dubai oo ay ku sugan yihiin, laakiin jilibka ayaa uu haddana ka dareemay xanuun.

Diaz oo ay ahayd inuu ciyaaaro kulanka saaxiibtinimo ee Lyon ee maanta, ayaa Khamiistii ka tegay garoonka tababarka, waxaana sawirro laga qaaday ay muujiyeen in uu u baahan yahay in qalliin lagu sameeyo, si meesha looga saaro dhibaatada jilibka ee kusoo noqnoqotay.

Wariyaha ciyaaraha reer Colombia ee Pipe Sierra ayaa xaqiijiyey, in Luis Diaz maanta lagu samaynayo qalliin, waxaana uu yidhi: “Luis Diaz waxa uu geli doonaa qalliin berri [maanta] si uu uga soo kabto dhaawac jilibka ah. Liverpool waxay rajaynaysaa in uu laacibka reer Colombia ciyaraha kusoo laaban doono bisha March.”

ADVERTISEMENT

Qalliink uu gelayo Luis Diaz ayaa waxay ka dhigan tahay in uu ka maqnaanayo inta badan xilli ciyaareedka oo aanu qayb ka noqonayn jadwalka cidhiidhiga ah ee bilaha January, February iyo xataa March oo aan la hubin waqtiga uu kasoo noqon doono.

Sidoo Kale Akhri

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

February 7, 2023
Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

February 7, 2023

Marka la isku-geeyo waqtiga uu dhaawacyada ku seegayo xilli ciyaareedka, waxay noqonaysaa lix bilood, waana inta badan xilli-ciyaareedkan.

ADVERTISEMENT
Share267Tweet167
ADVERTISEMENT

Related Posts

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ku jirta xaalad xun oo gaadhsiisay in wax la iska weydiiyo mustaqbalka tababare Jurgen Klopp...

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

by Apdihakem Omer Adam
February 7, 2023
0

Waxa halkooda kasii socda bartilmaameedsiga kooxaha Spain sida gaarka ah ugu wadaan da'yarka garabka weerar ee Real Madrid ee Vinicius...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.