Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Louis van Gaal Oo U Jawaabay Angel di Maria Islamarkaana Ceeb Iyo Yaxyax Ku Riday Memphis Depay

by Saed Mohamed
December 8, 2022
0
Louis van Gaal Oo U Jawaabay Angel di Maria Islamarkaana Ceeb Iyo Yaxyax Ku Riday Memphis Depay

Memphis Depay ayaa ceeb weyn dareemay shirkii jaraa’id ee maanta ka dib markii Louis van Gaal uu u jawaabay Angel di Maria islamarkaana uu jawaab la yaab leh bixiyay.

ADVERTISEMENT

Ka hor kulanka wareega sideed dhamaadka Koobka Adduunka ee Netherlands iyo Argentina, waxaa hadalo weerar ah ay ka soo yeereen Angel di Maria kaasoo ku tilmaamay macalinkiisii hore ee Man United Van Gaal tababarihii ugu xumaa ee uu abid ka hoos ciyaaro.

Isagoo u hadlayay warbaahinta Argentina ee TYC Sports, xiddiga reer Argentina oo ka hoos ciyaaray Van Gaal markii ay wada joogeen Old Trafford ayaa yiri:

Dhibaatadeydii Manchester waxay aheyd tababaraha” ayuu yiri Di Maria.

ADVERTISEMENT

“Van Gaal wuxuu ahaa tababarihii ugu xumaa ee waayaheyga ciyaareed. Marka aan gool dhaliyo ama caawin sameeyo, maalinta ku xigta wuxuu i tusayaa muuqaal aan baas qalday.

Sidoo Kale Akhri

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

January 30, 2023
Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023

“Maalintii ugu horeysayba wuu i necbaa, ma uusan jeclaan ciyaartoyda isaga ka muhiimsan.”

Van Gaal ayaa shirkiisii jaraa’id ee maanta lagu weydiiyay hadalada ka soo yeeray Angel di Maria. Jawaabta Van Gaal uu ka bixiyay waxay sidoo kale ceeb weyn iyo yaxyax ku noqotay Memphis Depay oo garab fadhiyay shirka jaraa’id.

“Di Maria ma wuxuu iigu yeeray tababarihii ugu xumaa ee uu abid ka hoos ciyaaro? Waa mid ka mid ciyaartooy tiro yar oo fekradaas aaminsan. Aad ayaan uga xumahay inuu sidaas aaminsan yahay, waana ka murugoonayaa inuu sidaas yiri.” ayuu yiri Van Gaal.

“Memphis Depay isagaba si la mid ah ayaan u la dhaqmay markii aan Manchester joognay, haadana afka ayaa iska dhunkanaa. Dhunkashada afka isaga ma jecla laakiin waa wax iska caadi ah.”

ADVERTISEMENT

Jawaabta Van Gaal waxay ceeb iyo yaxyax ku riday Memphis Depay oo wajiga dabooshay islamarkaana ay lama filaan ku aheyd wixii ka soo yeeray tababarihiisa.

Share531Tweet332
ADVERTISEMENT

Related Posts

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Kooxda Arsenal ayaa caawa gudbisay dalabkii labaad ee ay ku doonayeen xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton Moises Caicedo. Gunners...

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.