Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

“Lionel Messi Waa Midka Ugu Fiican TAARIIKHDA, Waxaan U Rajaynayaa….” – Luka Modric Oo Cumaamada Messi Haysan Waayay

by Apdihakem Omer Adam
December 14, 2022
0
“Lionel Messi Waa Midka Ugu Fiican TAARIIKHDA, Waxaan U Rajaynayaa….” – Luka Modric Oo Cumaamada Messi Haysan Waayay

Kabtanka xulka Croatia ee Luka Modric ayaa qaab lama filaan ah uga hadlay dhigiisa Argentina ee Lionel Messi kaddib kulankii xalay labada dal ku dhex maray afar dhammaadka koobka aduunka,

ADVERTISEMENT

Xulka La Albiceleste ayaa guul weyn oo 3-0 ah gaadhay kulankaas kaddib gool ka yimid Messi iyo laba gool oo uu Julian Alvarez shabaqa la gaadhay.

Modric ayaa ugu horreynba eedaymo u jeediyay garsoorihii kulankaas ee Daniel Orsato oo uu sheegay mid u diiday koorne muhiim ahaa isla markaana ku dhigay rigoore uusan u arkayn mid sax ah.

“May ahayn inay sidan noqoto, waa inaanu soo kabano oo isku dayno inaanu guuleysano kulanka loogu tartamayo kaalinta saddexaad, waanu murugaysanahay, Final kale ayaanu doonaynay, waa inaanu u hambalyayno Argentina” ayuu yidhi Modric.

ADVERTISEMENT

“Waanu fiicnayn anagoo kulanka xakamaynayna kaddib koornahan uusan garsooruhu nasiin iyo rigooraha oo aan aniga rigoore ila ahayn ayaa waxkasta bedelay, xiddiga Argentina (Alvarez) kubadda ayuu laagay kaddib wuxuu ku dhacay goolhayahayaga, isaga ayuu jiidhay, ma rumaysan karo inuu rigoore dhigay”.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

Ugu dambayn, Luka Modric ayaa qirtay in Lionel Messi yahay midka ugu fiican taariikhda kubadda cagta isla markaana u rajaynayo ku guuleysiga koobka aduunka.

“Waxaan rajaynayaa in Lionel Messi ku guuleysto koobka aduunka, isagu waa ciyaartoyga ugu fiican taariikhda wuuna u qalmaa”.

Image

ADVERTISEMENT
Share416Tweet260
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.