Paris St-Germain ayaa doonaysa saxeexa Bernardo Silva oo u furan inuu Man City ka tago balse waxay tartan kala kulmayaan...
Liverpool ayaa dhagaysan doonta dalabaadka laga soo gudbiyo Joel Matip oo heshiiskiisa kooxdu 2024 dhacayo. (Football Insider) West Brom tababaraheeda...
Tababaraha shaqo la'aanta ah mudooyinkii ugu dambeeyay ee Zinadine Zidane ayaa markale lala xidhiidhinayaa kooxda Paris Saint-Germain iyadoo xataa la...
Harry Maguire iyo Scott McTominay ayaa kamida magacyada lix xiddig oo laga dirayo Man United. (Mirror) West Ham ayaa kalsooni...
Manchester United iyo PSG ayaa la filayaa inay ugu yaraan 90 Milyan oo pound bixiyaan xagaaga haddii ay doonayaan saxeexa...
Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi ayaa waraysi uu siiyey wargeyska kasoo baxa waddankiisa ee Ole waxa lagu weydiiyey su'aalo...
Garabka weerar ee Arsenal ee Gabriel Martinelli ayaa kooxdaas u saxeexay heshiis cusub oo ilaa 2027. (Athletic - subscription required)...
Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa shaacisay muddada uu garoomada ka maqnaan doono weerarayahankeeda Kylian Mbappe oo uu dhaawac kasoo...
Real Madrid ayaa xagaaga ka dhiganaysa bartilmaameedkeeda koowaad khadka dhexe ee Borussia Dortmund ee Jude Bellingham. (AS - in Spanish)...
Horyaalka kubadda cagta waddanka Faransiiska ee LFP ayaa guddi sharci-yaqaanno ah u saartay inay soo baadhaan sababtii keentay in uu...
Manchester City ayaa qorshaynaysa inay xagaaga u dhaqaaqdo saxeexa James Maddison oo markaas heshiiskiisa Leicester hal sano ka hadhsanaan doono....
Kooxda Chelsea ayaa arrin aad u xun ku samaysay xiddiga kooxdeeda ee Hakim Ziyech oo isku diyaarinayay inuu ku biiro...
Arsenal ayaa baadhaysa heshiis ay ugu dhaqaaqi karto khadka dhexe ee Chelsea ee Jorginho oo heshiiskiisu xagaaga dhacayo. (Football London)...
Kooxda Chelsea ayaa la filayaa inay maanta oo ah maalinta ugu dambaysa suuqa bisha January ee 2023 is-dhaafiso qaar kamida...
Kabtanka kooxda kubadda cagta Reims ee Yunis Abdelhamid ayaa weerar ku qaaday saddexda ciyaartoy ee afka hore ee weerarka uga...
Chelsea ayaa Benfica dib wadahadal ugala furtay saxeexa khadka dhexe ee Enzo Fernandez oo ay doonayso kahor xidhitaanka suuqa ee...
Tababaraha ree France ee Zinadine Zidane ayaa la filayaa inuu dhawaan kusoo laabto shaqada macalinimo kaddib markii shaqada xulka France...
Kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxeexeedii lixaad ee suuqan January iyadoo suuqan qaboobaha uga adeeganaysa qaab aan...
Arsenal ayaa dalabkii koowaad oo 70 Milyan oo pound ah ka gudbisay khadka dhexe ee Brighton ee Moises Caicedo, kooxdiisa...
Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Christophe Galtier ayaa ka hadlay markale kabtanada kooxdiisa iyadoo dhawaan si qaldan loo qaatay hadal...