Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Lambarka Maaliyada Uu Mykhailo Mudryk U Xiranayo Chelsea Oo La Shaaciyay

by Saed Mohamed
January 15, 2023
0
Lambarka Maaliyada Uu Mykhailo Mudryk U Xiranayo Chelsea Oo La Shaaciyay

Maaliyada uu Mykhailo Mudryk u xiranayo kooxda Chelsea ayaa si hoos loo soo dusiyay ka dib markii uu dhameystiray ku biiritaankiisa kooxda.

ADVERTISEMENT

Xiddiga garabka ka ciyaaraya ayaa hishiis 100 milyan euro ah ugu wareegay Chelsea oo saxiixiisa ka afduubatay kooxda reer London ee Arsenal.

22 jirkaan ayaa ku sugan haatan garoonka Stamford Bridge isagoo daawanaya kulanka u dhaxeeya Blues iyo Crystal Palace.

Intii ay ciyaarta socotay Chelsea ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dhameystiray saxiixa ciyaaryahanka oo qalinka ku duugay hishiis waqti dheer ah.

ADVERTISEMENT

Haatan khabiirka suuqa kala iibsiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in ciyaaryahanka uu maaliyada No.15 u xiran doono kooxdiisa cusub laakiin Chelsea ma aysan xaqiijinin weli.

Sidoo Kale Akhri

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023
YAAB: Magaciisa Runta Ah Ma Aha Casemiro – Dadka Oo Hadda Uun Ogaaday Inuu Magac Kale Isticmaalo Xiddiga Brazil

Casemiro Oo Fariin Cagajugleyn Ah U Diray Arsenal Iyo Manchester City

January 29, 2023

Sawirka maaliyada Chelsea ee Mydryk ee No.15 ayaa sidoo kale waxaa Twitter soo dhigay Igor Tsyganyk

Arsenal ayaa rajo ka laheyd saxiixa Mudryk laakiin ka dib markii laga soo diiday dalabyadii ay gudbiyeen waxaa saxiixiisa ka afduubatay Chelsea oo haatan gacanta ku dhigtay xiddiga reer Ukrain.

15 номер pic.twitter.com/buSnvaz6aj

— Igor Tsyganyk (@tsyganyk) January 15, 2023

ADVERTISEMENT
Share481Tweet301
ADVERTISEMENT

Related Posts

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

YAAB: Magaciisa Runta Ah Ma Aha Casemiro – Dadka Oo Hadda Uun Ogaaday Inuu Magac Kale Isticmaalo Xiddiga Brazil

Casemiro Oo Fariin Cagajugleyn Ah U Diray Arsenal Iyo Manchester City

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Casemiro ayaa fariin digiin ah u diray Manchester City iyo Arsenal isagoo u sheegay inuu u soo socdo inuu soo...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.