Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Lamaanihii Premier League Ee Isku Kooxda Ahaa Oo Xiriirkoodii Uu Burburay

by Saed Mohamed
November 22, 2022
0
Lamaanihii Premier League Ee Isku Kooxda Ahaa Oo Xiriirkoodii Uu Burburay

Ciyaartoyda Aston Villa Alisha Lehmann iyo Douglas Luiz ayaa xiriirkoodii uu burburay ka dib markii ay isku qilaafeen baahinta kalandarka xiddiga Aston Villa ee 2023 sida ay wararka sheegayaan.

ADVERTISEMENT

Lamaanahaan ayaa wada jiray muddo ka badan sannad ka dib markii ay ku kulmeen garoonka tababarka kooxda, waxayna tan iyo markaas noqdeen kuwa si weyn uga muuqda baraha bulshada.

Bishii September waxay si wadajir ah wareysi u siiyeen warbaahinta Aston Villa iyagoo ka qeyb qaatay barnaamij loogu magacdaray “Mr and Mrs” taasoo ay si weyn u jeclaadeen taageerayaasha.

Laakiin waxay u muuqataa gabadha u ciyaarta xulka Switzerland ee Alisha Lehmann iyo xiddiga khadka dhexe ee Brazil Douglas Luiz inay soo gabagabeeyeen xiriirkooda ka dib markii ay isku qilaafeen baahinta kalandarkeeda, sida ay sheegtay The Sun.

ADVERTISEMENT

Ilo ku dhow lamanahaan oo u waramay The Sun ayaa yiri: “Douglas si weyn ayuu u jeclaa Alisha. Markii ugu horeysay uu arkay wuxuu ku dalbaday inay xiriir yeeshaan ka dibna waxay noqdeen lamaane kubada cagta ah.

“Lakiin nasiibdarro Alisha ayaa dalabkeeda uu batay taasoo bilow u noqotay gabagabada xiriirkooda.

“Markii la weydiistay inay isku sawirto kalandar, durbadiiba hore ayay ka aqbashay lakiin isagu kuma faraxsaneyn in jirkeeda ay ku soo bandhigto kalandar. Wax badan ayay ka murmeen ugu danbeyna way kala tageen.”

ADVERTISEMENT

Sidoo Kale Akhri

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

January 28, 2023
Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

January 28, 2023
Share508Tweet317
ADVERTISEMENT

Related Posts

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

by Abdiwahab Ahmed
January 28, 2023
0

Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa niyad-jab weyn muujiyey kaddib guul-darradii koowaad ee soo gaadhay kooxdooda muddo ka badan saddex...

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Christophe Galtier ayaa ka hadlay markale kabtanada kooxdiisa iyadoo dhawaan si qaldan loo qaatay hadal...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.