Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

LAMA FILAAN: Mid Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Argentina Oo Keydka La Dhigayo Kulanka Caawa

by Apdihakem Omer Adam
November 30, 2022
0
LAMA FILAAN: Mid Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Argentina Oo Keydka La Dhigayo Kulanka Caawa

Tababaraha xulka Argentina ee Lionel Scaloni ayay wararku sheegayaan inuu markale go’aan muran badan dhalin kara qaatay kahor kulanka guul ama geerida ah ee caawa dalkiisu la ballansan yahay dhigiisa Poland.

ADVERTISEMENT

Argentina ayaa guul ay gaadho xataa booska koowaad ee Group C kaga bixi karta balse barbardhac ama guuldarro ayaa halis weyn ku ah rajadeeda wareega 16-ka Koobka aduunka.

Argentina ayaa kulankii koowaad ee Group-ka guuldarro lama filaan ah kala kulantay Saudi Arabia oo ka jabiyay rekoodh guuldarro la’aan 36 kulan ah kaddib markii ay 2-1 uga adkaadeen.

Intaas kaddib xulka ree South America ayaa kulan xoogan la dheelay Mexico oo ay ugu dambayn 2-0 ku jiidheen kaddib goolal ka yimid Lionel Messi iyo Enzo Fernandez.

ADVERTISEMENT

Warka lama filaanka ah ayaa ah in warbaahinta Argentina ay haatan xusayso in Scaloni caawa keydka dhigayo daafaca dhexe ee Lisandro Martinez oo kamid ahaa kuwii guushii Mexico muhiimka u ahaa.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

January 28, 2023
Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

January 28, 2023

Saxafi Gaston Edul oo ah midka xogtan qoraya ayaa sheegaya inay u badantahay in Nicolas Otamendi iyo Christian Romero kasoo hormaraan daafaca dhexe ee Manchester United.

Image

ADVERTISEMENT
Share406Tweet254
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

by Saed Mohamed
January 28, 2023
0

Moises Caicedo ayaa soo saaray warbixin uu ugu baaqayo kooxdiisa Brighton inay u ogolaadaan inuu baxo bishaan Janaayo inta uu...

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

by Saed Mohamed
January 28, 2023
0

Manchester City ayaa iska xaadirisay wareega 16ka FA Cup ka dib markii ay 1-0 ku suuldaareen kooxda Arsenal oo ku...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.