Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

LAMA FILAAN: Buffon Oo Shaaciyay Xulka Aan Cidina Filayn Ee Uu Koobka Aduunka Taageerayo

by Apdihakem Omer Adam
November 22, 2022
0
LAMA FILAAN: Buffon Oo Shaaciyay Xulka Aan Cidina Filayn Ee Uu Koobka Aduunka Taageerayo

Halyeeyga kubadda cagta Talyaaniga ee Gianluigi Buffon ayaa shaaca ka qaaday xulka uu taageersan yahay koobka aduunka xilli dalkiisu ka maqan yahay.

ADVERTISEMENT

Buffon ayaa si lama filaan ah u sheegay in xulka uu wataa uu yahay dalka African-ka ah ee Cameroon oo Group la wadaaga Brazil, Switzerland iyo Serbia.

Talyaaniga oo uu Buffon ku meteli karayay koobka ayaa ku hadhay isreeb-reebka ay Portugal kusoo baxeen kaddib markii ay North Macedonia 1-0 kaga adkaatay kulan lama filaan ahaa.

Taas ayaa ka dhigan in xulka Azzurri uu markii labaad oo xidhiidh ah seegayo tartankaas maadaama oo ay sidoo kale 2018 ka maqnaayeen.

ADVERTISEMENT

Si kastaba, Buffon ayaa sheegay inuu Cameroon taageersan yahay oo ay markasta u ahayd xulkiisa labaad sababtoo ah inuu ku dayan jiray halyeeyga goolhayaha ahna kabtankii mudada dheer ee dalkaas ee Thomas N’Kono.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

“Markasta waxa ay ahaayeen xulkayga labaad, kooxda labaad ee aan jeclahay tan iyo koobkii aduunka ee 1982” ayuu hadalkiisa ku bilaabay Gigi.

“1990 gabi ahaanba waan taageerayay iyaga iyagoo watay ciyaartoy ay kamid yihiin Thomas N’Kono, Milla iyo Oman-Biyik kuwaas oo aniga geesiyadayda ahaa. Xulkii 1990 ee Cameroon deg-deg ayaan magacyadooda u yeedhin karaa”.

Image

ADVERTISEMENT
Share398Tweet249
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.