Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Laacibka Ghana Osman Bukari Oo Ka Hadlay Dabaaldigii Ronaldo Ee Uu Sameeyay Ee Ka Careeysiiyay Kabtanka Portugal

by Saed Mohamed
November 26, 2022
0
Laacibka Ghana Osman Bukari Oo Ka Hadlay Dabaaldigii Ronaldo Ee Uu Sameeyay Ee Ka Careeysiiyay Kabtanka Portugal

Xiddiga Ghana Osman Bukari ayaa ka hadlay wararka sheegaya inuu xushmad darro u muujiyay Cristiano Ronaldo ka dib markii uu isticmaalay dabaaldegiisa “Siu” kulankii ay Portugal 3-2 ku badisay.

ADVERTISEMENT

Bukari oo bedelay Mohammed Kudus qeybtii labaad ayaa rajo soo geliyay Ghana dhamaadkii ciyaarta markii uu uu kubad madax ku dabamariyay goolhayaha Portugal Diogo Costa.

23 jirkaan ayaa u dabaaldegay goolkiisa isagoo sameeyay dabaaldega uu caanka ku yahay kabtanka Portugal ee ee “Siu”.

Ronaldo oo durbadiiba ay kaamirada qabatay ayaa u muuqday mid ka careysan goolka laga dhaliyay xulkiisa iyo dabaaldega uu sameeyay xiddiga reer Ghana oo dad badan ay u fasirteen inay aheyd mid uu ku durayo Ronaldo.

ADVERTISEMENT

Si kastaba, xiddiga Ghana ayaa sheegay inuu xakameyn waayay dareenkiisa madaama uu gool u dhaliyay wadankiisa, wuxuuna sheegay inay qalad tahay wararka sheegaya inuu xushmad darro u muujiyay Ronaldo.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

“Waxaan arkay in dabaaldegeyga falcelin badan laga bixiyay iyadoo la sheegayo inaan xushmad darro u muujiyay Cristiano Ronaldo” ayuu Bukari ku soo qoray baraha bulshada.

“Taasi waxba kama jiraan. Waxaan xakameyn waayay dareenkeyga durbadii aan gool u dhaliyay wadankeuga kulankeygii ugu horeeyay Koobka Adduunka taasoo iga keentay dabaaldega.

“Sida la ii soo koriyay iima ogolaaneyso inaan xushmad darro u muujiyo dadka iga waa weyn iskaba daa qof aan ku daydo. Waad ku mahadsan tihiin taageeradiisa, waxaana diirada saarayaa ciyaarta xigta.”

Portugal ayaa kulankeeda labaad ee wareega guruubka waxay Lusail Stadium kula ciyaareysaa Uruguay.

ADVERTISEMENT

Ghana oo haatan u hooseysa Group H waxay isla Isniinta la ciyaarayaan xulka South Korea.

Share354Tweet221
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.