Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Ligue 1

LA OGAADAY: Kooxda Aadka Ugu Dhaw Saxeexa Dheemankii Morocco Ee Azzedine Ounahi

by Apdihakem Omer Adam
January 5, 2023
0
Dheemankii Morocco Ee Azzedine Ounahi Oo U Muuqda Mid Lagu Kala Guuleystay & Kooxda Ku Dhaw Saxeexiisa

DOHA, QATAR - DECEMBER 10: Azzedine Ounahi of Morocco celebrates following the FIFA World Cup Qatar 2022 quarter final match between Morocco and Portugal at Al Thumama Stadium on December 10, 2022 in Doha, Qatar. (Photo by Cathrin Mueller - FIFA/FIFA via Getty Images)

Waxa u muuqda mid xoogaystay tartanka loogu jiro saxeexa laacibkii khadka dhexe ee xulka Morocco ee Koobkii aduunka ee Azzedine Ounahi kaas oo haatan ka tirsan kooxdiisa Angers ee horyaalka Ligue 1.

ADVERTISEMENT

Ounahi ayaa kamid ahaa xiddigaha magacooda sida weyn loogu bartay koobkii aduunka kaddib markii ay Morocco noqotay lama filaankii tartanka iyagoo booska koowaad kaga soo baxay Group ay kula jireen Croatia, Belgium iyo Canada kahor inta aysan dhaafin Spain iyo Portugal.

Ounahi oo tartanka wacdarro ka dhigay ayaa degdeg loola xidhiidhiyay kooxo badan oo laga xusi karo Barcelona, Marseille, Napoli iyo Leicester City.

Sida uu sheegayo wargeyska ree France ee TyC Sports, kooxda u muuqata inay gacanta ku dhigtay saxeexa Azzedine ayaa ah kooxda hoggaanka u haysa horyaalka Talyaaniga ee Napoli.

ADVERTISEMENT

Warbixinta wargeyska ayaa sheegaysa in Napoli ay 20 Milyan oo euro ka bixinayso saxeexa Ounahi isla markaana ay macquul tahay inay isla markiiba amaah ugu celiso kooxda Angers amaba Leicester.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Ounahi oo hore nooca kooxda uu dooran doono uga hadlayay ayaa yidhi “Waxaan mustaqbalkayga dooran doonaa anigoo ku salaynaya mashruuca ciyaareed ee ugu wanaagsan, waa waxa ugu muhiimsan ee aan dhaqaaqayga xiga ku go’aamin doono”.

 

ADVERTISEMENT
Share350Tweet219
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.