Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Suuqa Kala Iibsiga

LA OGAADAY: Arrinta Chelsea U Fududaysay Inay Saxeexa Joao Felix Ku Garaacdo Arsenal Iyo Manchester United

by Abdiwahab Ahmed
January 9, 2023
0
LA OGAADAY: Arrinta Chelsea U Fududaysay Inay Saxeexa Joao Felix Ku Garaacdo Arsenal Iyo Manchester United

Chelsea ayaa heshiis hordhac ah la gaadhay xiddiga reer Portugaj ee Joao Felix oo ay ka hor qaadday naadiyadii hore loola xidhiidhinayay ee Manchester United iyo Arsenal. Blues ayaa ogolaatay inay bixiso £10 milyan oo Gini oo ay Atletico Madrid dalbanaysay.

ADVERTISEMENT

Joao Felix ayaa qaybta dambe ee xilli ciyaareedkan waxa uu amaah ugu ciyaari doonaa Chelsea, heshiiskiisana kuma jirto qodob Blues u ogolaanaya inay rasmi ahaan ula wareegi karto taas oo ka dhigan in uu Atletico Madrid dib ugu laaban doono.

23 jirkan oo uu hoos u dhacay xidhiidhka uu la leeyahay tababarihiisa Diego Simeone ayaa waxa uu xaalkoodu sii xumaaday markii uu xiddiga reer Portugal dhalliilay naadigiisa  kaddib guul-darradii Axaddii ay Barcelona ugu xambaarisay Wanda Metropolitano.

Wargeyska The Ahtletic ayaa ogaaday sababta Chelsea ka caawisay saxeexa Joao Felix kaga adkaato Manchester United iyo Arsenal, waxaanay sababtu tahay in uu laacibkani doortay Blues oo la sheegay inuu la  dhacsan yahay mashruuca ciyaareed iyo sida uu boos uga heli karayo.

ADVERTISEMENT

Joao Felix oo sannadkii 2019 ay Atletico Madrid ku iibsatay £113 milyan oo Gini ayaa illaa hadda ka  mid ah afrta ciyaartoy ee ugu qaalisan dunida.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023
ADVERTISEMENT
Share463Tweet289
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.