Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

“Kii Sida Xun Ugu Fashilmay Koobka Adduunka Ayaa Kasoo Horjeeda Lionel Messi” – Halyeygii Germany Ee Lothar Matthaus Oo Furka Tuuray

by Abdiwahab Ahmed
December 20, 2022
0
“Kii Sida Xun Ugu Fashilmay Koobka Adduunka Ayaa Kasoo Horjeeda Lionel Messi” – Halyeygii Germany Ee Lothar Matthaus Oo Furka Tuuray

Halyeygii xulka qaranka Germany ee Lothar Matthaus  ka garnaqay doodd labad ciyrtoy ee Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo kaddib markii uu xiddiga reer Argentina ku guuleystay Koobka Adduunka 2022.

ADVERTISEMENT

Doodda labadan ciyaartoy ayaa muddo dheer soo jirtay, balse waxay hadda is-dheer yihiin Koobka Adduunka oo uu Lionel Messi kula guuleystay Argentina, halka Cristiano Ronaldo uu waayihiisa ciyaareed soo gunaanadi doono isaga oo ka qatan koobkan.

Ronaldo oo 37 jir ah ayaa hal gool oo kaliya ka hadiyey Koobka Adduunka, waxaana uu ahaa rikoodhe uu saxeexay kulankii ay Ghana kaga badiyeen 3-2, iyadoo dalkiisuna ku hadhay wareegga 16ka. Leo Messi ayaa isaguna Koobka Adduunka ka dhaliyey toddoba gool, xulkiisana ku hoggaamiyey inay koobkaa qaadaan.

Lothar Matthaus oo sannadkii 1990kii Koobka Adduunka la qaaday West Germany, ayaa weerar ku qaaday Cristiano Ronaldo oo uu ku eedeeyey in uu xulkiisa dhaawac u geystay halka uu Lionel Messi dalkiisa guul gaadhsiiyey.

ADVERTISEMENT

Matthaus oo la hadlayay wargeyska BILD ee kasoo baxa waddanka Germany ayaa yidhi: “Falcelinta iyo buuqa uu abuuray, Ronaldo waxa uu ku dhaawacay xulkiisa iyo naftiisaba. Shaki kuma jiro inuu ahaa ciyaartoy wanaagsan iyo dhaliye dilaa ah. Laakiin hadda waxa uu dhaawacay sharaftiisii. Aniga way igu adag tahay in aan ka fikiro sida uu kooxda boos uga heli karayo. Waan ka xumahay sida uu yahay Ronaldo.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

“Dabcan Ronaldo si weyn ayuu ugu fashilmay Koobka Adduunka, Messi na wuu ka duwanaa, run ahaantiina waa guuleyste dhab ah, waanu u qalmayay guusha, dhamaan taageereyaasha kubadda cagtuna way ku faraxsan yihiin tayadiisa iyo sida uu u ciyaarayay 17 illaa 18 sannadood. Aniga ahaan, Messi waa ciyaartoygii qarniga.”

ADVERTISEMENT
Share414Tweet259
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.