Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Khilaafka Ka Dhax Qarxay Xulka Portugal & Fernando Santos Oo Warbaahinta Ka Weeraray Cristiano Ronaldo

by Abdiwahab Ahmed
December 5, 2022
0
Khilaafka Ka Dhax Qarxay Xulka Portugal & Fernando Santos Oo Warbaahinta Ka Weeraray Cristiano Ronaldo

Tababaraha xulka qaranka Portugal ee Fernando Santos ayaa shaaciyey inuu u cadhaysan yahay Cristiano Ronaldo oo uu dhibsaday sida uu u dhaqmay markii uu xulka dalkaasi tegay waddanka Qatar, xilligaas oo laacibkani uu ku mashquulay heshiiskiisii Manchester United ee la kansalay.

ADVERTISEMENT

Ronaldo ayaa waxa la sheegay in ciyaartoyda xulka dalkiisa ay qaarkood is-khilaafeen gaar ahaan Joao Cancelo, taas oo salka ku haysay khilaafkii u dhexeeyey kooxdiisa Manchester United ee uu sababay waraysigii uu bixiyey.

37 jirkan ayaa abuuray hadal-hayn badan markii uu waraysi xaasaasi ah siiyey Piers Morgan, waxaanay taasi ku keentay in indhaha oo dhan ay kusoo wada jeedsadaan oo xulku uu lumiyo niyad-samaantii, halka saxaafadduna ay ciyaartoyda iyo tababaraha marka ay shirarka jaraa’id yimaaddaan ay su’aalo ku saabsan arrinta Ronaldo weydiinayaan.

Tababare Fernando Santos oo maanta saxaafadda la hadlayay ka hor ciyaarta Switzerland ee Salaasada, ayaa waxa uu sheegay in uu ka cadhooday in Ronaldo uu xilligan xaasaasiga ah bixiyo waraysi abuura xiisad  oo ciyaartoyda ka lumiya diiradda, waxaanu yidhi: “Waxa haboonayd in su’aashan la weydiiyo Ronaldo, laakiin anigu waxa anigu kuma faraxsani arrintaas.”

ADVERTISEMENT
ADVERTISEMENT

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023
Share525Tweet328
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.