Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

“Kevin De Bruyne, Waa Ciyaartoygii Ugu Liitay Abid Ee Kulamada Waaweyn” – Jamaahiirta Kubadda Cagta Oo Ku Maadsanaya De Bruyne

by Abdiwahab Ahmed
December 2, 2022
0
“Kevin De Bruyne, Waa Ciyaartoygii Ugu Liitay Abid Ee Kulamada Waaweyn” – Jamaahiirta Kubadda Cagta Oo Ku Maadsanaya De Bruyne

Hal-hays cinwaankiisu ahaa ‘Kevin De Bruyne, waa ciyaartoygii abid ugu liitay kulamada waaweyn’ ayaa qabsaday warbaahinta bulshada, kaddib markii uu xulka qaranka Belgium ka hadhay Koobka Adduunka ee ay kaalinta saddexaad  kaga dhamaysteen Group F.

ADVERTISEMENT

Belgium ayaa u baahnayd inay guuleysato si ay ugu gudubto wareegga labaad, balse Croatia ayaa difaac adag kala hor tagtay oo barbarro goolal la’aan ah ku qabatay, iyadoo qaybtii labaad uu Romelu LUkaku ka khasaariyey afar fursadood oo waaweyn.

Ugu dambayntii Croatia ayaa ku dabbaal-degtay gudaha garoonka inkasta oo iyagana laga diiday rikoodhe uu garsooruhu u dhigay oo ay VAR meesha ka saartay.

Twitter-ka ayaa waxa qabsaday magaca Kevin De Bruyne markii ay ciyaartu dhamaatay, waxaanay taageereyaasha kubadda cagtu soo taxeen liiska kulamadii waaweynaa ee uu ciyaaray ee uu muuqan waayey oo ay ugu dambaysay ciyaartii Croatia ee Khamiistii.

Koobkii Adduunka ee 2018, ciyaartii xulka qaranka Faransiisku ku reebay semi-finalka ayaan marna la arag Kevin De Bruyne oo 90kii daqiiqadoodba garoonka ku jiray, waxaana lagu tilmamay inay ahayd ciyaartiisii ugu liidataya ee uu dheelo.

Waxa kale oo ay taageereyaasha kubadda cagtu soo qaateen kulamadii Champions League ee wareegyadii dambe ee Champions League ee xilli-ciyaareedyo dhawr ah oo is-xigay oo Kevin De Bruyne aanu wax gool ah dhalin, sidoo kalena aanu wax caawinah samaynin, halka kulamaada yaryar ee uu ciyaaro uu noqdo xiddig lama taabtaan ah oo goolal iyo caawinba israaciya.

Kevin De Bruyne, the the worst big game player of all time.

THREAD pic.twitter.com/cr2l6Fmq61

— ydot🐺 (@xerneas0) December 1, 2022

ADVERTISEMENT
ADVERTISEMENT

Sidoo Kale Akhri

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

February 7, 2023
Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

February 7, 2023
Share319Tweet200
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Horyaalka heerka labaad ee Ingiriiska ee Championship ayaa go'aansaday inay iska diidaan in Manchester City ay ka  ciyaarto haddii laga...

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

Manchester United Oo Toddobaadkan Samaynaysa Arrin Ay Ugu Dambaysay 56 Sannadood Ka Hor

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Manchester United ayaa laba jeer la ciyaari doonta Leeds United  toddobaad gudihii, iyadoo la ogyahay xafiiltanka taariikhiga ah ee u...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.