Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Ligue 1

Kala Dooro Messi, Ronaldo Iyo Kane? Wayne Rooney Oo Jawaab Baraha Bulshada Ruxday Su’aashan Ka Bixiyay

by Apdihakem Omer Adam
November 21, 2022
0
Waa Kuma Xiddiga Ugu Fiican Taariikhda Kubadda Cagtu? Rooney Oo Su’aashan Markale La Weydiiyay Xilli Ay Ronaldo Isku Dhaceen

Wayne Rooney oo ay dhawaanahan hadalo aan fiicnayn saxaafada isku dhaafsanayeen saaxiibkiisii Manchester United ee Cristiano Ronaldo ayaa markale hadal duraya hawada u mariyay.

ADVERTISEMENT

Halyeeyga Red Devils oo kasoo muuqday muuqbaahiyaha JioCinema ayaa la weydiiyay inuu Harry Kane, Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi mid kusoo bilaabo kulan, mid keydka dhigo midna iibiyo.

Wayne ayaa sheegay inuu kusoo bilaabi lahaa Messi oo uu marar badan xusay inuu midka abid ugu fiican u aqoonsan yahay, keydka dhigi lahaa Kane isla markaana iibin lahaa Ronaldo.

Rooney ayaa ku sababeeyay inuu CR7 iibin lahaa sababtoo ah inuusan haatan boos joogto ah ka haysan Man United.

ADVERTISEMENT

Ronaldo ayaa intii uu socday waraysigii muranka dhaliyay ee uu dhawaan siiyay saxafi Piers Morgan ku sifeeyay Rooney “Jiir” isagoo dhinaca kale ku tilmaamay inuu ka masayrsan yahay inuu wali kubadda cagta heerkeeda ugu sarreeya ka ciyaarayo.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

Image

ADVERTISEMENT
Share353Tweet221
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.