Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Kai Havertz Mise Aubameyang? Joe Cole Oo Kooxdiisii Chelsea U Dooray Weeraryahanka Hoggaamin Kara

by Apdihakem Omer Adam
December 28, 2022
0
Kai Havertz Mise Aubameyang? Joe Cole Oo Kooxdiisii Chelsea U Dooray Weeraryahanka Hoggaamin Kara

Xiddigii hore ee kooxda Chelsea ee Joe Cole ayaa u dooray kooxdaasi weeraryahanka hore u wadi kara kaddib guushii 2-0 ka ahayd ee ay xalay AFC Bournemouth kaga gaadheen Stamford Bridge.

ADVERTISEMENT

Havertz ayaa kulankaas kusoo bilawday bedelka Aubameyang isagoo saamayn weyn yeeshay isla markaana caawin iyo gool kala baxay kulanka.

Cole oo Amazon Prime la hadlay kulanka kaddib ayaa sheegay in Havertz yahay midka ay jihada hore ugu socon karto kooxdiisii hore bedelka Auba.

“(Havertz) waa nin wanaagsan, waxaanu doonaynaa inuu noqdo mid intan ka iimaan la’ (Gool jecel), caawa cajiib ayuu ahaa wuxuuna sameeyay gool iyo caawimo” ayuu yidhi Joe Cole.

ADVERTISEMENT

“Waxaan filayay inuu go’aan layaab leh oo Graham Potter ka yimid yahay (Inuu Havertz kusoo bilaabo) marka uu Aubameyang keydka kuu fadhiyo. Isagu wuxuu doortay Havertz kaasina waa qaabka ay hore ugu soconayso Chelsea”

Sidoo Kale Akhri

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

January 30, 2023
Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023

Tababarihii hore ee Premier League ee Tony Pulis oo ku sugnaa xalay Amazon Prime ayaa isaguna ku raacay isagoo qaba in Aubameyang uusan ahayn ciyaartoygii uu mar ahaa.

Joe Cole insists Kai Havertz is 'the way forward' for Chelsea ahead of  Pierre-Emerick Aubameyang - UK Sports News

ADVERTISEMENT
Share307Tweet192
ADVERTISEMENT

Related Posts

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Kooxda Arsenal ayaa caawa gudbisay dalabkii labaad ee ay ku doonayeen xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton Moises Caicedo. Gunners...

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.