Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

“Ka Foosha Xun Leh…!!” – Aguero Oo Cay U Miisay Camavinga & Jamaahiirta Oo Si Weyn Uga Cadhaysan

by Apdihakem Omer Adam
December 19, 2022
0
“Ka Foosha Xun Leh…!!” – Aguero Oo Cay U Miisay Camavinga & Jamaahiirta Oo Si Weyn Uga Cadhaysan

Weeraryahankii hore ee xulka Argentina ee Sergio Aguero oo qayb weyn ka qaatay dabaaldegii Koobka aduunka ee dalkaas xalay ayaa kaddib ciyaarta baraha bulshada ka caayay da’yarka khadka dhexe ee France ee Eduardo Camavinga.

ADVERTISEMENT

Kulankaas oo kusoo dhammaaday 3-3 ahaana mid aad u xiiso badan ayay Argentina rigoorayaal ku adkaatay iyadoo ugu dambayn riyadii Lionel Messi rumawday.

Camavinga ayaa kamid ahaa xiddigaha Les Bleus ee isbedelka weyn ku keenay ciyaarta isagoo bedel ku yimid xilli 2-0 lagu hoggaaminayay.

Eduardo oo asal ahaan khad dhexe ah ayaa kulankaas daafaca bidix ka dheelayay waxaana la arkayay isaga oo dhawr mar kubadda kula dagaalamaya Lionel Messi.

ADVERTISEMENT

Si kastaba, kulanka kaddib Sergio Aguero oo bartiisa Instagram muuqaal toos ah kasoo galay gudaha qolka labiska Argentina ayaa afxumo kula kacay da’yarkaas isagoo yidhi “Camavinga, midka foosha xun leh”.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

January 28, 2023
Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

January 28, 2023

Jamaahiirta barta Twitter-ka ayaa degdeg uga falceliyay muuqaalkaas oo baahay iyagoo u sheegay Aguero inuu sidooda oo kale daawade ka ahaa tartanka oo ay tahay inuu is dajiyo.

El insulto del 'Kun' Agüero a Camavinga en festejos de Argentina - Diario La Prensa

ADVERTISEMENT
Share504Tweet315
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

by Saed Mohamed
January 28, 2023
0

Moises Caicedo ayaa soo saaray warbixin uu ugu baaqayo kooxdiisa Brighton inay u ogolaadaan inuu baxo bishaan Janaayo inta uu...

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

by Saed Mohamed
January 28, 2023
0

Manchester City ayaa iska xaadirisay wareega 16ka FA Cup ka dib markii ay 1-0 ku suuldaareen kooxda Arsenal oo ku...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.