Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Joe Cole & Peter Crouch Oo Saadaaliyey Sida Uu Noqon Doono Mustaqbalka Joao Felix Ee Chelsea Kaddib Casaankii Xalay

by Abdiwahab Ahmed
January 13, 2023
0
Kulamada Uu Ganaaxa Ku Maqnaanayo Saxiixa Cusub Ee Chelsea Joao Felix & Sharciga Premier League Oo La Sharaxay

Halyeygii hore ee Chelsea ee Joe Cole ayaa saadaal ka bixiyey sida uu noqon doono waayaha ciyaareed ee xiddiga reer Portugal ee Joao Felix oo kaadh casaan ah qaatay ciyaartiisii koowaad ee uu Blues u safto, taas oo ay ka dhalan doonto ciqaab ganaax ah oo uu saddex ciyarood ku maqnaan doono.

ADVERTISEMENT

Felix ayaa casaan toos ah lagu saaray markii uu qalad ku Kenny Tete oo difaaca uga ciyaara Fulham oo 2-1 ku karbaashtay Chelsea.

Blues ayaa u daadegtay kaalinta tobnaad ee miiska kala-sarraynta kaddib guul-darradan, waxaanay dhibaato kale kusii noqonaysa ganaaxa lagu ridayo xiddiga ay u hanka weynaayeen ee ay ugu badheedheen lacagta badan inay lix bilood kaga bixiyaan ee Joao Felix.

Joe Cole oo ka hadlayay telefishanka BT Sports ayaa ku dooday in Felix uu noqon doono ciyaartoy si fiican u caawiya Chelsea, waxaana uu amaanay sidii uu u ciyaaray muddadii uu garoonka ku jiray kulankii Fulham ee xalay, waxaanu yidhi: “Waxay ila tahay in Joao Felix uu si fiican u ciyaaray. Waan arkay wax ku filan oo aan ku garan karo inuu saxeex wanaagsan u noqonayo Chelsea.

ADVERTISEMENT

“Waxa uu muujiyey awooddiisa iyo shaqsiyaddiisa laakiin waallida ayaa beddeshay ciyaarta. Felix waxa uu muujiyey in uu isbeddel ku samayn karo shaadhka Chelsea.”

Sidoo Kale Akhri

Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Qorshaha Arsenal Ee Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Sabti Ah

January 28, 2023
“Waxa Uu Booskiisa Ka Samaynayo Isagoo Da’dan Jira Hore Umaynaan Arag, Lampard, Gerrard Iyo Scholes Waxan May Samaynayn….!!”

Rio Ferdinand Oo Doortay Laacibka Arsenal Ee Mustaqbalka Barcelona Ku Biiri Kara

January 28, 2023

Waxa kale oo isaguna amaanay weeraryahankii hore ee xulka England iyo Liverpool ee Peter Crouch, waxaanu yidhi: “Farsamo ahaan wuu fiican yahay, waxyaabo badan oo la jeclaystana wuu sameeyey, siiba taabashooyinka. Waxa se dhacday waqti waalli ah.”

ADVERTISEMENT
Share334Tweet209
ADVERTISEMENT

Related Posts

Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Qorshaha Arsenal Ee Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Sabti Ah

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

AC Milan ayaa iskaga baxday tartanka saxeexa Nico Zaniolo oo Roma ka tirsan. (Corriere dello Sport) Newcastle ayaa Everton 45...

“Waxa Uu Booskiisa Ka Samaynayo Isagoo Da’dan Jira Hore Umaynaan Arag, Lampard, Gerrard Iyo Scholes Waxan May Samaynayn….!!”

Rio Ferdinand Oo Doortay Laacibka Arsenal Ee Mustaqbalka Barcelona Ku Biiri Kara

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa saadaaliyay mustaqbalka kabtanka Arsenal ee Martin Odegaard iyo sida uu horyaalka La...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.