Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

JAWAAB KULUL: Pique Oo U Jawaabay Shakira Oo Hees Ku Jar-Jartay & Doorka Shirkada Saacadaha Ee Casio

by Apdihakem Omer Adam
January 14, 2023
3
JAWAAB KULUL: Pique Oo U Jawaabay Shakira Oo Hees Ku Jar-Jartay & Doorka Shirkada Saacadaha Ee Casio

Daafacii hore ee kooxda Barcelona ayaa usoo jawaabay fanaanada ay mudada 11-ka sano ah lamaanaha ahaayeen ee Shakira oo xurguf cusubi soo kala dhex-gashay.

ADVERTISEMENT

11-kii bishan ayay ahayd markii Shakira ay soo saartay hees durba dad 30 Milyan ka badani daawadeen oo ay ku karbaashaydo Pique oo ay kala tageen gudaha sanadkii hore.

Gerard ayaa gabadh 23 sano jir ah ku khiyaamay Shakira oo 45 sano jir ah taas oo dhalisay inay kala huleelaan iyadoo laba wiil ka dhaxeeyaan.

Fanaanada ree Colombia ayaa heesta ay soo saartay Pique ugu sheegaysa inay tahay qof aan isaga u qalmin oo ka weyn burji ahaan haatana uu la joogo qof ay isku darajo yihiin.

ADVERTISEMENT

Sidoo kale Shakira ayaa heesteeda ku dartay erayo ay ugu sheegayso inay gaadhiga iyo saacada qaaliga ah ee Ferrari iyo Rolex uu ka doortay gaadhiga iyo saacada raqiiska ah ee Twingo iyo Casio.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Shirkadda saacadaha Casio oo halkaas kasoo gashay sheekada ayuu Pique xalay jawaab soo dhex mariyay isagoo sheegay inay shirkadaasi ku heshiiyeen inay maalgaliso mashruuca uu wato ee Kings League.

Shirkada iyo Pique ayaa shuraako noqday sababta heesta Shakira soo qaaday, sidoo kale shirkada ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka ku karbaashtay Shakira.

Qoraalka ay shirkada Casio ugu jeesjeestay Shakira ayaa lagu yidhi “Shakira, laga yaabaa in aanaan Rolex ahayn balse macmiishayadu anaga daacad ayay noo yihiin” iyagoo ka wada in uusan Pique iyada daacad u noqon.

Piqué anuncia acordo com a Casio após música (com indiretas) de Shakira - Atualidade - SAPO Lifestyle

ADVERTISEMENT
Share448Tweet280
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Comments 3

  1. MOHAMED SAID says:
    2 weeks ago

    Naagtaas soo heestay baa 45sano jirta, Aduunow xaal qaado 🤣🤣🤣 Walaahi markii hore qof cover soo saaray baan uqabay 😁

    Reply
  2. mohamed abdirizak says:
    2 weeks ago

    marka horeba qabid may ahayn waxa kadhexeeyay lkn wxy ahayd aan wada noolaano sidii xayawaankii oo kale

    Reply
  3. mohamed abdirizak says:
    2 weeks ago

    marka horeba qabid may ahayne wxy kuwada noolaayeen sida xayawaanka

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.