Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Suuqa Kala Iibsiga

Iska Ilow Cody Gakpo, Man United Oo Qarka U Saaran Saxiixa Xiddig Kale Oo Reer Holland Ah.

by Saed Mohamed
November 30, 2022
0
Iska Ilow Cody Gakpo, Man United Oo Qarka U Saaran Saxiixa Xiddig Kale Oo Reer Holland Ah.

Jeremie Frimpong ayaa qarka u saaran inuu u wareego Manchester United bisha Janaayo marka uu furmo suuqa kala iibsiga.

ADVERTISEMENT

Laacibka daafaca midig ee Bayer Leverkusen ayaa haatan ku maqan Koobka Adduunka isagoo matalaya xulka Netherlands laakiin weli kama ciyaarin tartanka.

Red Devils ayaa muddo ah xiiseyneysay xiddigaan laakiin waxaa la filayaa in wadahadalda la dardargeliyo ka dib Koobka Adduunka sida ay sheegtay Sky Germany.

21 jirkaan ayaa qandaraaskisia kooxda Bundesliga ka dhisan waxa uu dhacayaa xagaaag 2025ka.

ADVERTISEMENT

Si kastaba, Leverkusen ayaa baadigoobeysa bedelkiisa iyagoo 6 milyan ginni ku doonaya daafaca West Ham Vladimir Coufal.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Frimpong ayaa qaab ciyaareed fiican ku jiray xilli ciyaareedkan isagoo dhaliyay shan gool islamarkaana caawiye ka ahaa seddex kulan kale ka dib 21 kulan uu u saftay kooxdiisa.

Tababaraha kooxda Shayaadiinta Cas Cas Erik ten Hag ayaa doonaya inuu xoojiyo booska daafaca midig ee kooxda.

Aaron Wan-Bissaka ayaa ku guuldareystay inuu soo jiiyo tababaraha cusub, wuxuuna qarka u saaran yahay in kooxda laga diro, iyadoo laga doorbiday Diogo Dalot oo qandaraaskiisa uu dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Frimpong ayaa sidoo kale ka ciyaari kara garabka midig ee weerarka sidaasi darteed wuxuu Man United u noqon karaa muhiim isagoo buuxin kara boos kasta oo garabka midig ah.

ADVERTISEMENT

Ka hor inta uusan u wareegin Jarmalka sannadkii 2021kii, Frimpong wuxuu u ciyaarayay kooxda Celtic.

Share346Tweet216
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.