Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

ISBARBARDHIGA Min Lixda Kulan Ee Ugu Soo Horreeya Arsenal, Man City, Newcastle & Man United

by Apdihakem Omer Adam
January 17, 2023
0
ISBARBARDHIGA Min Lixda Kulan Ee Ugu Soo Horreeya Arsenal, Man City, Newcastle & Man United

Kaalmaha sarre ee horyaalka Premier League ayaa u muuqda kuwo qaabaysmaya marba marka xigta iyadoo haatan Arsenal hoggaanka siddeed dhibcood kaga qabatay Man City kaddib guul 2-0 ah oo ay kasoo gaadhay Tottenham Axadii.

ADVERTISEMENT

Newcastle United iyo Man United ayaa min 38 dhibcood leh iyagoo booska labaad ee Manchester City hal dhibic ka dambeeya halka ay hoggaanka sagaal dhibcood u jiraan.

Haddaba, waxaanu halkan idiinku soo bandhigaynaa min lixda kulan ee ugu soo horreeya afarta kooxood ee u muuqda kuwa lasii ordaya kaalmaha Champions League loogu soo baxo.

Aan ku bilawnee hoggaamiyayaasha horyaalka ee Arsenal ayay kulamada ugu adag ee ugu jira lixdaas ciyaarood yihiin Man United oo ugu soo horreysa iyo Man City oo ay 15-ka bisha dambe ee February la kulmayaan.

ADVERTISEMENT

Man City ayaa iyaduna lixdaas kulan ay ugu jiraan ciyaaraha adag ee Tottenham oo ay laba jeer la ciyaarayso iyo isla Arsenal oo ay 15-ka bisha dambe ku booqanayso Emirates Stadium.

Sidoo Kale Akhri

Waa Maxay Sababta Ciyaarta Manchester United vs Leeds United Aan Looga Daawan Doonin Telefishannada?

Waa Maxay Sababta Ciyaarta Manchester United vs Leeds United Aan Looga Daawan Doonin Telefishannada?

February 7, 2023
WAALLI: Mushaharka Sanadlaha Ah Ee Ay Bixiso PSG Oo La Ogaaday & Tirooyinka Aanad Rumaysan Karin

Faransiiska Oo Baadhitaan Ku Bilaabay PSG Iyo Mulkiilaheeda Nasser Al-Khelaifi

February 7, 2023

Newcastle oo wacdarro lama filaan ah dhigaysa ayaa iyaduna lixdaas kulan laba kamid ah kula kulmaysa Liverpool (18 Febuary) iyo Man City (4 March)

Man United ayaa iyaduna isla toddobaadkan soo socda la ballansan Arsenal oo ah kooxda ugu weyn ee ugu jirta lixdaas kulan ee soo socda.

Liiska Min LIXDA Kulan Ee Ugu Soo Horreeya Arsenal, Man City, Newcastle iyo Man United

Arsenal

ADVERTISEMENT

Man United, Everton, Brentford, Man City, Aston Villa iyo Leicester City

Man City

Tottenham, Wolves, Tottenham, Aston Villa, Arsenal iyo Nottingham Forest

Newcastle

Crystal Palace, West Ham, Bournemouth, Liverpool, Brighton iyo Man City

Man United

Crystal Palace, Arsenal, Crystal Palace, Leeds United, Leicester, Brentford

 

Share333Tweet208
ADVERTISEMENT

Related Posts

Waa Maxay Sababta Ciyaarta Manchester United vs Leeds United Aan Looga Daawan Doonin Telefishannada?

Waa Maxay Sababta Ciyaarta Manchester United vs Leeds United Aan Looga Daawan Doonin Telefishannada?

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Ciyaarta adag ee Arbacada ka dhacaysa Old Trafford ee Manchester United  iyo Everton, ayaan laga daawan doonin waddanka UK, inkasta...

WAALLI: Mushaharka Sanadlaha Ah Ee Ay Bixiso PSG Oo La Ogaaday & Tirooyinka Aanad Rumaysan Karin

Faransiiska Oo Baadhitaan Ku Bilaabay PSG Iyo Mulkiilaheeda Nasser Al-Khelaifi

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Xeer ilaaliyeyaasha waddanka Faransiiska ayaa baadhitaanno ku bilaabay kooxda kubadda cagta PSG iyo madaxweynaheeda Nasser Al-Khelaifi oo lagu tuhunsan yahay...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.