Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

“Insha Allah Waxaynu Sii Wadi Doonaa….” – Sadio Mane Oo Farriin Qalbi Taabad Ah U Diray Asxaabtiisa Senegal Kaddib Kulankii England

by Apdihakem Omer Adam
December 5, 2022
0
“Insha Allah Waxaynu Sii Wadi Doonaa….” – Sadio Mane Oo Farriin Qalbi Taabad Ah U Diray Asxaabtiisa Senegal Kaddib Kulankii England

Xiddiga Bayern Munich iyo xulka Senegal ee Sadio Mane ayaa baraha bulshada farriin ugu diray asxaabtiisa xulkaasi ee uu ka maqnaa tartanka koobka aduunka Qatar ka socday.

ADVERTISEMENT

Senegal oo kasoo gudubtay Group ay kula jirtay Netherlands, Equador iyo Qatar ayaa ugu dambayn xalay wareega 16-ka ku hadhay sababta xulka England.

Mane oo barihiisa bulshada farriin u dhigay asxaabtiisa ayaa u sheegay inay meteleen dhammaan dadka ree Senegal isla markaana ay mustaqbalka sii wadi doonaan raadinta koobab badan.

“Walaalahayga qaaliga ahaw, dadku aad ayay ugu riyaaqsan yihiin safarkiina waxaanad dajiseen quluubta dhammaan Senegalese-ka iyo dhammaan taageerayaasha idinkii calanka qaranka sharaf ku difaacaya” ayuu yidhi Mane.

ADVERTISEMENT

“Sii wada inaad wax barataan oo nasiib wacan, waxaynu sii wadi doonaa raadinta koobab badan Insha Allah”.

Sidoo Kale Akhri

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

February 7, 2023
Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

February 7, 2023

Maqnaanshaha Mane oo 34 gool kusoo dhaliyay 93 kulan oo caalami ah isla markaana laba jeer xiddiga Africa kusoo guuleystay ayaa dhirbaaxo ku ahayd Lions Of Teranga.

Mane ayaa muhiim ka ahaa guushii Senegal ee koobkii Africa ee sanadkii hore isagoo afar gool uga soo dhaliyay tartankaas.

Sadio ayaa ku jiray liiska xulka Senegal ee koobka aduunka ka qayb galaya balse ugu dambayn ayay cadaatay inuusan wax fursad ah u haysan inuu ka qayb qaato tartankaas.

ADVERTISEMENT
Share280Tweet175
ADVERTISEMENT

Related Posts

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

Tababaraha Ay Liverpool Ku Beddelayso Jurgen Klopp Oo La Magacaabay Xilli Xaaladda Kooxdu Liidato

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ku jirta xaalad xun oo gaadhsiisay in wax la iska weydiiyo mustaqbalka tababare Jurgen Klopp...

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

by Apdihakem Omer Adam
February 7, 2023
0

Waxa halkooda kasii socda bartilmaameedsiga kooxaha Spain sida gaarka ah ugu wadaan da'yarka garabka weerar ee Real Madrid ee Vinicius...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.