Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Ciyaaro Caalami

Ingariiska Oo Sabab U Ah Laacibiinta Ka Xanuunsan Faransiiska Ka Hor Finalka Koobka Adduunka

by Saed Mohamed
December 15, 2022
0
Ingariiska Oo Sabab U Ah Laacibiinta Ka Xanuunsan Faransiiska Ka Hor Finalka Koobka Adduunka

Shaqaalaha tababarka Faransiiska iyo shaqaalaha jir dhiska ayaa ku eedaynaya Xiddigaha England ee Koobka Adduunka inay qaadsiiyeen Adrien Rabiot iyo Dayot Upamecano duray ama hargab sababi kara inay seegaan finalka Koobka Adduunka.

ADVERTISEMENT

Labada xiddig ayaa lagu qasbay inay seegaan guushii 2-0 ee France ay ka gaareen Morocco semi-finalka Koobka Adduunka. Saddex habeen oo kaliya ayaa ka harsan finalka ay la ciyaarayaan Argentina, iyadoo labada xiddig ay tartan ugu jiraan inay taam u noqdaan kulankaas.

Marka laga soo tago guuldaradii 1-0 ee ka soo gaartay Tunisia markaasoo tababare Didier Deschamps uu sameeyay isbedelada, Upamecano iyo Rabiot ayaa ku soo bilowday kulan kasta oo ay u ciyaareen xulka difaacanaya Koobka Adduunka.

Si kastaba ha ahaatee, warbixino kala duwan oo ka soo baxay Faransiiska ayaa sheegaya in durayga ama hargabka ay ka qaadeen qaar ka mid ah ciyaaryahanada Gareth Southgate intii lagu jiray kulankii ay Faransiiska 2-1 kaga badiyeen England.

ADVERTISEMENT

Sida ay sheegtay beIN Sports, qaar ka mid ah shaqaalaha tababarka xulka France ayaa ku eedeynaya ciyaartoyda England inay sabab u yihiin xanuunka labada xiddig.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Pep Guardiola Oo Shandadiisa Ka Xidh-xidhay Man City

February 7, 2023
DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

February 7, 2023

Wargeyska La Provence ayaa isna qoraya in shaqaalaha tababarka xulka England ay weydiisteen ciyaartii wareegii 8da ka hor in suxufiyiinta iyo shaqaalaha kale ay xirtaan afdabool, taasoo muujineysa in xanuunka hargabka uu ka dhex jiray ciyaartoyda Ingariiska.

ADVERTISEMENT
Share375Tweet234
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Pep Guardiola Oo Shandadiisa Ka Xidh-xidhay Man City

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa is-casilaya maalin kaddiib markii ay soo baxday fadeexaddii ugu xumayd...

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

DEG-DEG: Manchester City Oo Loo Diiday In Ay Xataa Heerka Labaad Ka Ciyaarto & Burburka Ay Waajahayso Kooxdu

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Horyaalka heerka labaad ee Ingiriiska ee Championship ayaa go'aansaday inay iska diidaan in Manchester City ay ka  ciyaarto haddii laga...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.