Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

HORDHAC: Real Betis v Barcelona – Barca Oo Finalka Supercopa Ugu Tagi Karta Real Madrid, Lewandowski, Shaxaha & Xogaha Kulamada

by Apdihakem Omer Adam
January 12, 2023
0
HORDHAC: Real Betis v Barcelona – Barca Oo Finalka Supercopa Ugu Tagi Karta Real Madrid, Lewandowski, Shaxaha & Xogaha Kulamada

Kooxaha Barcelona iyo Real Betis ayaa caawa kulan ah afar dhammaadka Spanish Supercopa ku ballansan magaalada Riyadh.

ADVERTISEMENT

Kooxda caawa guusha heshay ayaa iska xaadirin doonta Finalka tartanka oo ay ugu tagayso Real Madrid oo xalay rigoorayaal kaga adkaatay Valencia.

Wararka Labada Kooxood Ee Kulanka Kahor

Tababare Manuel Pellegrini ayaa dhaawacyo cusub ku qaba kooxdiisa Betis sida Youssouf Sabaly oo ka cabanaya xanuun canqawga ah halka Paul Akouokou uu dhaawac muruqa ah ku seegayo kulankan.

ADVERTISEMENT

Daafaca bidix ee Alex Moreno ayaa kooxda ka tagay oo xalay si rasmi ah ugu biiray Aston Villa.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Dhinaca Barcelona tababare Xavi ayaan wax dhibaatooyin ah oo waaweyn qabin, Robert Lewandowski iyo Ferran Torres oo kulamada horyaalka ka ganaaxan ayaa labaduba diyaar ah ciyaartan maadaama aysan wax saamayn ah isku lahayn labada tartan.

Sidoo kale Jordi Alba oo ganaax ku maqnaa kulankii ugu dambeeyay ayaa Barca usoo laabanaya iyadoo Jules Kounde markale daafaca midig dheeli doono.

Xavi ayay macquul tahay inuu markale hab ciyaareedka afar khad dhexe ku ciyaaro isagoo Raphinha iska fadhiisinaya isla markaana Lewandowski iyo Dembele kaliya weerar ka dhigaya.

Shaxaha Macquulka Ah Ee Labada Kooxood

ADVERTISEMENT

Real Betis (4-2-3-1): Silva; Ruibal, Ruiz, Gonzalez, Miranda; Rodriguez, Carvalho; Henrique, Fekir, Rodri; Iglesias

Barcelona (4-3-3): ter Stegen; Kounde, Araujo, Christensen, Alba; de Jong, Busquets, Pedri; Gavi, Lewandowski, Dembele

Xogaha Kulanka

Tartanka: Spanish Supercopa

Garoonka: King Fahad Stadium

Wakhtiga: 10:00 habeenimo xilliga geeska Africa

Garsoore: Carlos Del Cerro

Share267Tweet167
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.