Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

HORDHAC: Nottingham v Chelsea – Blues Oo Guul Kale U Socda, Xiddigaha Maqan, Shaxaha & Xogaha Kulanka

by Apdihakem Omer Adam
January 1, 2023
0
HORDHAC: Nottingham v Chelsea – Blues Oo Guul Kale U Socda, Xiddigaha Maqan, Shaxaha & Xogaha Kulanka

Kooxda tababare Graham Potter ee Chelsea ayaa doonaysa inay sanadka cusub guul ku bilaabato isla markaana sii wadato guulaha ay ku bilaabatay kaddib Koobkii aduunka.

ADVERTISEMENT

Blues ayaa wali booska siddeedaad jooga waxayna doonayaan guul kaddib kaddib Bournemouth oo ay ugu dhawaadaan kaalmaha tartamada Yurub loogu soo baxo.

Wararka Labada Kooxood Ee Kulanka Kahor

Nottingham ayay kulankan ka maqnaan doonaan xiddigaha kala ah Giulian Biancone, Cheikhou Kouyate, Omar Richards, iyo Moussa Niakhate, tababare Steve Cooper ayaa hanaanka 4-3-3 ku ciyaari doona iyadoo Dean Henderson goolka kusoo noqonayo.

ADVERTISEMENT

Dhinaca Chelsea waxa dhaawac kulankii hore gaadhay mudo bil ah ku maqnaan doona Reece James halka ay wali sii maqnaan doonaan Wesley Fofana, N’Golo Kante, Ben Chilwell, Loftus-Cheek iyo Armando Broja.

Sidoo Kale Akhri

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

January 28, 2023
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Qorshaha Arsenal Ee Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Sabti Ah

January 28, 2023

Azpilicueta ayaa bedelka James daafaca dhexe kusoo bilaabanaya iyadoo markale khadka dhexe uu Jorginho kala dheelayo Zakaria oo si fiican u ciyaaray kulankii hore.

Sterling, Havertz iyo Pulisic ayaa markale weerarka Blues kusoo wada bilaaban kara bedelka Aubameyang oo fadhiyay ciyaartii hore.

Shaxaha Macquulka Ah Ee Labada Kooxood

Nottingham (4-3-3): Henderson; Williams, Worral, Boly, Toffolo; Yates, Freuler, O’Brien; Johnson, Surridge, Dennis

ADVERTISEMENT

Chelsea (4-3-3): Kepa; Azpilicueta, Silva, Koulibaly, Cucurella; Zakaria, Jorginho, Mount; Sterling, Havertz, Pulisic

Xogta Kulanka

Tartanka: Premier League

Garoonka: City Ground

Wakhtiga: 7:30 fiidnimo xilliga geeska Africa

Garsoore: Peter Bankes

Share270Tweet169
ADVERTISEMENT

Related Posts

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

Tababaraha PSG Oo Markale Madfac Ku Tuuray Messi Iyo Neymar & Masuuliyada Kooxda Ee Uu Uga Dhaartay

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Christophe Galtier ayaa ka hadlay markale kabtanada kooxdiisa iyadoo dhawaan si qaldan loo qaatay hadal...

Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Qorshaha Arsenal Ee Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Sabti Ah

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

AC Milan ayaa iskaga baxday tartanka saxeexa Nico Zaniolo oo Roma ka tirsan. (Corriere dello Sport) Newcastle ayaa Everton 45...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.