Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

HORDHAC: Man United v Everton – Red Devils Oo Koob Kale U Jeedsanaya, Lampard Oo Halis Ku Jira, Shaxaha & Xogaha Kulanka

by Apdihakem Omer Adam
January 6, 2023
0
HORDHAC: Man United v Everton – Red Devils Oo Koob Kale U Jeedsanaya, Lampard Oo Halis Ku Jira, Shaxaha & Xogaha Kulanka

Man United ayaa isku dayi doonta inay sii wadato guulaha xidhiidhka ah ee ay gaadhayso kulanka ay caawa tartanka FA Cup qaabilayso dhigeeda Everton.

ADVERTISEMENT

Everton ayay shaqo adagi sugaysaa iyagoo Old Trafford ku booqanaya Man United oo wakhti fiican ku raaxaysanaysa, si gaar ah tababare Frank Lampard ayuu culays ku saaran yahay shaqadiisa oo laga caydhin karo.

Wararka Labada Kooxood Ee Kulanka Kahor

Erik Ten Hag ayuu war wanaagsan u yahay soo laabashada Antony oo ka maqnaa kulankii ugu dambeeyay balse Donny Van De Beek ayaa ku maqnaanaya dhaawacii halista ahaa ee ku gaadhay kulankii Bournemouth.

ADVERTISEMENT

Diogo Dalot iyo Lisandro Martinez oo soo laabtay kulankii ugu dambeeyay ayaa kusoo bilaaban kara ciyaartan halka Martial isaguna diyaar yahay walow ay jug yari ku gaadhay kulankii ugu dambeeyay.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

January 28, 2023
Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

January 28, 2023

Tyrell Malacia ayaa daafaca bidix kusoo bilaaban kara iyadoo la nasinayo Luke Shaw, sidoo kale labada da’yar ee Garnacho iyo Anthony Elanga ayaa fursad heli kara.

Amadou Onana oo ganaax kaga maqnaa Everton ciyaartii ugu dambaysay ayaa diyaar ah halka Anthony Gordon usoo laabtay, James Garner, Michael Keane, Andros Townsend iyo Nathan Patterson ayaa dhammaantood dhaawacyo ku maqnaanaya.

Shaxaha Macquulka Ah

Man United (4-2-3-1): de Gea; Dalot, Varane, L Martinez, Malacia; Casemiro, Eriksen; Antony, Fernandes, Rashford; Martial

ADVERTISEMENT

Everton (4-3-3): Pickford; Coleman, Coady, Tarkowski, Mykolenko; Onana, Gueye, Iwobi; McNeil, Calvert-Lewin, Gray

Xogta Kulanka

Tartanka: FA Cup

Garoonka: Old Trafford

Wakhtiga: 11:00 habeenimo xilliga geeska Africa

Garsoore: Darren England

Share298Tweet186
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

by Saed Mohamed
January 28, 2023
0

Moises Caicedo ayaa soo saaray warbixin uu ugu baaqayo kooxdiisa Brighton inay u ogolaadaan inuu baxo bishaan Janaayo inta uu...

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

by Saed Mohamed
January 28, 2023
0

Manchester City ayaa iska xaadirisay wareega 16ka FA Cup ka dib markii ay 1-0 ku suuldaareen kooxda Arsenal oo ku...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.