Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

HORDHAC: Japan v Croatia – Japan Oo Markale Dunida Ka Yaabsan Kara, Shaxaha Macquulka Ah & Xogaha Kulanka

by Apdihakem Omer Adam
December 5, 2022
0
HORDHAC: Japan v Croatia – Japan Oo Markale Dunida Ka Yaabsan Kara, Shaxaha Macquulka Ah & Xogaha Kulanka

Xulka Japan oo tartankan koobka aduunka durba lama filaano kasoo sameeyay ayaa maanta markale kulan wareega 16-ka ah la dheeli doona dhigooda Croatia.

ADVERTISEMENT

Japan ayaa booska koowaad kaga soo gudbay Group ay kula jireen Germany, Spain iyo Costa Rica halka Croatia labaad kaga soo baxeen Group ay la wadaageen Belgium, Morocco iyo Canada.

Wararka Labada Xul Ee Kulanka Kahor

Dhinaca Japan waxa kulankan ganaax kaadhadhka jaalaha ahi ku sababeen ku maqnaan doona Ko Itakura, sida kale tababare Hajime Moriyasu ayaa haysta saf buuxa.

ADVERTISEMENT

Japan ayaa markale si lamid ah sidii guulihii Germany iyo Spain dooran kara inay hab difaac kusoo galaan oo gadaal ka bedelaan ciyaarta.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023
Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

February 7, 2023

Dhinaceeda Croatia ma jiraan wax dhaawacyo ahi balse inaysan laba kamida saddexdii kulan ee Group-yada goolal soo dhalin ayaa werwer ku ah.

Tababare Zlatko Dalic ayaa goolal ka sugaya saddexleydiisa weerar ee Ivan Perisic, Andrej Kramaric iyo Marko Livaja.

Shaxaha Macquulka Ah Ee Labada Xul

Japan (3-4-3): Gonda; Tomiyasu, Taniguchi, Yoshida; Ito, Morita, Tanaka, Nagatomo; Doan, Maeda, Kamada

ADVERTISEMENT

Croatia (4-3-3): Livakovic; Juranovic, Lovren, Gvardiol, Sosa; Kovacic, Brozovic, Modric; Kramaric, Livaja, Perisic

Xogta Kulanka

Tartanka: koobka aduunka 2022

Wakhtiga: 6:00 fiidnimo xilliga geeska Africa

Garoonka: Al Janoub Stadium

Garsoore: Ismail Elfath (USA)

Share259Tweet162
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sergio Busquets ayaa dalab uu lacag badan ku qaadanayo ka helay horyaalka waddanka Sucuudiga...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.