Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

HORDHAC: Athletic Bilbao v Real Madrid – Los Blancos Oo Imtaxaan Adag Ku Maraya San Mames, Shaxaha & Xogaha Kulanka

by Apdihakem Omer Adam
January 22, 2023
0
HORDHAC: Athletic Bilbao v Real Madrid – Los Blancos Oo Imtaxaan Adag Ku Maraya San Mames, Shaxaha & Xogaha Kulanka

Real Madrid oo hoggaanka La Liga saddex dhibcood lagaga hayo ayaa booqanaysa gegida San Mames oo ay ugu tagayso kooxda dhibta badan ee Athletic Bilbao.

ADVERTISEMENT

Bilbao ayuu hormood u yahay tababarihii hore ee Barcelona ee Ernesto Valverde, kulankan ayay Madrid doonaysaa inay sii dhisto kalsoonida guushii ay ciyaartii ugu dambaysay kasoo gaadheen Villarreal ee Copa Del Rey.

Wararka Labada Kooxood

Tababare Valverde ayay ka maqnaan doonaan Yeray Alvarez oo ganaax ku seegaya ciyaartan iyo daafaca dhexe ee Inigo Martinez oo ay macquul tahay inuu taam ahaansho la’aan ku maqnaado ciyaartan.

ADVERTISEMENT

Real Madrid waxa liiska dhaawacyada kaga biiray Eden Hazard iyadoo ay hore uga maqnaayeen Dani Carvajal, David Alaba , Lucas Vazquez iyo Aurelien Tchouameni.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

February 6, 2023
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

February 6, 2023

Nacho ayaa daafaca midig kusoo bilaaban doona isagoo ka garab ciyaaraya Militao, Rudiger iyo Ferland Mendy.

Camavinga ayaa markale booska burburiyaha khadka dhexe kusoo bilaaban kara haddii uusan Carlo Ancelotti dooran inuu Valverde dhexda kusoo celiyo oo Rodrygo weerarka kula bilaabo Benzema iyo Vinicius.

Shaxaha Macquulka Ah

Athletic Bilbao (4-2-3-1): Simon; de Marcos, Paredes, Vivian, Yuri; Dani Garcia, Vesga; Inaki Williams, Sancet, Nico Williams; Guruzeta

ADVERTISEMENT

Real Madrid (4-3-3): Courtois; Nacho, Militao, Rudiger, Mendy; Modric, Camavinga, Kroos; Valverde, Benzema, Vinicius Jr.

Xogaha Kulanka

Tartanka: La Liga

Garsoore: Jose Sanchez

Garoonka: San Mames

Wakhtiga: 11:00 habeenimo xilliga geeska Africa

Share255Tweet160
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

Manchester City: Mishiinkii Lacagta, Ciyaartoyda Dembiga Geliyey Ee Ay La Saxeexatay Iyo Xiddigaha Lagu Amrayo Inay Iska Tagaan

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Manchester City ayay xaaladdu ku xun tahay. Waxa loo haystaa dambiyo waaweyn oo haddii lagu helo aanay ciqaabaha lagu rido...

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaal Cusub Ka Sameeyey Premier League Kaddib Guul-darradii Arsenal Iyo Ganaaxa Manchester City

by Abdiwahab Ahmed
February 6, 2023
0

Supercomputer ayaa saadaal cusub ka sameeyey horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib guul-darrooyinkii soo gaadhay Arsenal iyo Manchester City...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.