Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

HORDHAC: Aston Villa v Liverpool – Emery v Klopp – Reds Oo Guul U Ordaya, Martinez Oo Villa Ka Maqan, Shaxaha & Xogaha Kulanka

by Apdihakem Omer Adam
December 26, 2022
0
HORDHAC: Aston Villa v Liverpool – Emery v Klopp – Reds Oo Guul U Ordaya, Martinez Oo Villa Ka Maqan, Shaxaha & Xogaha Kulanka

Liverpool ayaa caawa booqanaysa dhigeeda Aston Villa kulankeeda xiga ee Premier League iyadoo rajaynaysa inay kasoo hesho dhibco ay afarta kaalmood ee sarre ee Premier League ugu dhawaato.

ADVERTISEMENT

Reds ayaa qaab xun ku bilawday xilli ciyaareedka iyagoo haatan booska lixaad kaga jira kala sarreynta, si lamid ah Villa ayaa qaab aad u xun ku bilawday horyaalka balse fiicnaa tan iyo markii ay magacaabeen macalin Unai Emery.

Wararka Labada Kooxood Ee Kulanka Kahor

Aston Villa ayuu ka maqnaan doonaa daafaceeda dhexe ee Diogo Carlos oo wali dhaawacan si lamid ah Philippe Coutinho ayaa isaguna seegaya kahor taga kooxdiisii hore.

ADVERTISEMENT

Goolhayaha Argentina ee Emilaino Martinez oo dhawaan Koobka aduunka kusoo guuleystay ayaa lagu wadaa inuu isaguna seego ciyaartan iyadoo Robin Olsen goolka kusoo bilaabanayo.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

Dhinaca Liverpool Alisson Becker ayaa goolka kusoo bilaaban doona iyadoo Trent Alexander Arnod daafaca midig dheelayo, Virgil Van Dijk ayaa isaguna daafaca dhexe kala soo muuqan kara Joel Matip.

Fabinho ayaa khadka dhexe ee Reds kula soo bilaaban kara kabtan Jordan Henderson iyo Thiago halka da’yarka Carvalho uu weerarka markale la dheeli karo Darwin Nunez iyo Mohamed Salah.

Shaxaha Macquulka Ah Ee Labada Kooxood

Aston Villa (4-2-2-2): Olsen; Cash, Konsa, Mings, Digne; Luiz, Kamara; McGinn, Ramsey; Ings, Buendia

ADVERTISEMENT

Liverpool (4-3-3): Alisson; Alexander-Arnold, Matip, Van Dijk, Robertson; Henderson, Fabinho, Thiago; Salah, Nunez, Carvalho

Xogta Kulanka

Tartanka: Premier League

Garoonka: Villa Park

Wakhtiga: 8:30 galabnimo xilliga geeska Africa

Garsoore: Paul Tierney

Share275Tweet172
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.