Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

HORDHAC: Argentina v Saudi Arabia – Messi Oo Bilaabanaya Koob Aduun Uu Rajo Ka Qabo, Shaxaha & Xogaha Kulanka

by Apdihakem Omer Adam
November 22, 2022
0
HORDHAC: Argentina v Saudi Arabia – Messi Oo Bilaabanaya Koob Aduun Uu Rajo Ka Qabo, Shaxaha & Xogaha Kulanka

Xulka Argentina ayaa rajaynaya inuu guul ku furto koobka aduunka oo uu maanta bilaabanayo kulan ay la ballansan yihiin xulka qaranka Saudi Arabia.

ADVERTISEMENT

Argentiana oo kusoo guuleysatay Copa America 2021 ayaa rajo weyn ka qabta inay sidoo kale hanan doonto tartankan oo ay kamid yihiin xulalka ugu cad cad ee badi loo saadaalinayo.

Wararka Labada Xul Ee Kulanka Kahor

Lionel Messi oo dhawr maalmood tababar gaar ah qaadanayay ayaa dhawaan tababarka buuxa ee Argentina kasoo muuqday isagoo taam buuxa u ah kulankan.

ADVERTISEMENT

Sidoo kale tababare Lionel Scaloni ayaa werwer ka qaba xaaladaha Lisandro Martinez iyo Palacios balse si lamid ah Messi iyaguna diyaar ayay u noqon karaan kulanka.

Sidoo Kale Akhri

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

February 7, 2023
Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga & Waxay Wargeysyadu Qoreen Maanta Oo Salaasa Ah

February 7, 2023

Christian Romero iyo Nicolas Otamendi oo mudo dheer ahaa lamaanaha daafaca dhexe ee Argentina ayaa la filayaa inay Lisandro kasoo hormaraan iyadoo garbaha daafaca Molina iyo Acuna kasoo muuqanayaan.

Parades, Rodrigo De Paul iyo Mac Allister ayaa saddexda khad dhexe ee Scaloni soo xulan karo ah halka Messi, Di Maria iyo Lautaro Martinez weerarka ku midoobayaan.

Dhinaca Saudi Arabia, tababare Herve Renard ayaa werwer ka qaba Riyadh Sharahili oo dhaawac muruqa ahi shaki galinayo fursadiisa koobka si lamid ah Hassan Tambakti walow aan la filayn in marka horeba midkoodna boos asaasi ah helo.

Shaxaha Macquulka Ah Ee Labada Xul

ADVERTISEMENT

Argentina (4-3-3): Emiliano Martinez; Molina, Romero, Otamendi, Acuna; De Paul, Paredes, Mac Allister; Messi, Lautaro Martinez, Di Maria

Saudi Arabia (4-2-3-1): Al-Owais; Al-Breik, Al-Amri, Al-Bulaihi, Al-Shahrani; Kanno, Al-Malki; Al-Shehri, Al-Faraj, Salem Al-Dawsari; Al-Buraikan

Xogta Kulanka

Tartanka: Koobka Aduunka 2022

Garoonka: Lusail Stadium

Wakhtiga: 1:00 duhurnimo xilliga geeska Africa

Garsoore: Slavko Vincic (Slovenia)

Share299Tweet187
ADVERTISEMENT

Related Posts

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

Hadalkii Vini Jr Ugu Jees-Jeesay Xiddigaha Mallorca Oo La Ogaaday – “Markaad Kubadda Ka Fadhiisataan…”

by Apdihakem Omer Adam
February 7, 2023
0

Waxa halkooda kasii socda bartilmaameedsiga kooxaha Spain sida gaarka ah ugu wadaan da'yarka garabka weerar ee Real Madrid ee Vinicius...

Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga & Waxay Wargeysyadu Qoreen Maanta Oo Salaasa Ah

by Apdihakem Omer Adam
February 7, 2023
0

Paris St-Germain ayaa doonaysa saxeexa Bernardo Silva oo u furan inuu Man City ka tago balse waxay tartan kala kulmayaan...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.