Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

HORDHAC: Argentina v Croatia – Messi Iyo Modric Oo Finalka Ku Dagaalamaya, Shaxaha Macquulka Ah & Xogaha Kulankan Adag

by Apdihakem Omer Adam
December 13, 2022
0
HORDHAC: Argentina v Croatia – Messi Iyo Modric Oo Finalka Ku Dagaalamaya, Shaxaha Macquulka Ah & Xogaha Kulankan Adag

Xulalka Croatia iyo Argentina ayaa caawa ku ballansan gegida Lusail Stadium kulanka koowaad ee afar dhammaadka koobka aduunka.

ADVERTISEMENT

Croatia ayaa si lama filaan ah wareegii siddeeda rigoorayaal ugaga soo adkaatay Brazil halka Argentina dhinaceeda isla rigoorayaal kaga soo badisay Netherlands.

Labada xul ayaa wareegii Group-yada ee koobkii aduunka ee 2018 hore u kulmay iyadoo Croatia guul 3-0 ah wakhtigaas gaadhay.

Wararka Labada Xul Ee Kulanka Kahor

ADVERTISEMENT

Argentina ma qabto wax dhaawacyo ah kahor kulankan balse tababare Lionel Scaloni ayaa ganaaxyo ku waayaya labadiisa daafac garab ee Marcos Acuna iyo Gonzalo Montiel.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

January 28, 2023
Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

January 28, 2023

Nahuel Molina ayaa daafaca midig markale kusoo bilaaban doona halka Tagliafico uu daafaca bidix ka bedeli doono xiddiga ganaaxan ee Acuna.

Alexis Mac Allister ayaa markale Leandro Paredes khadka dhexe kaga soo hormari kara halka markan Angel Di Maria oo dhaawac kasoo kabtay weerarka kala dheeli karo Julian Alvarez iyo Lionel Messi.

Dhinaca Croatia tababare Zlatko Dalic ayaan isaguna dhaawacyo ka cabanayn balse weeraryahan Petkovic oo goolka barbardhaca ka dhaliyay Brazil kulankii hore ayaa markan kasoo hormari kara Kramaric.

Shaxaha Macquulka Ah Ee Labada Xul

ADVERTISEMENT

Argentina (4-3-3): Martinez; Molina, Romero, Otamendi, Tagliafico; De Paul, Fernandez, Mac Allister; Di Maria, Messi, Alvarez

Croatia (4-3-3): Livakovic; Juranovic, Gvardiol, Lovren, Sosa; Kovacic, Brozovic, Modric; Pasalic, Petkovic, Perisic

Xogta Kulanka

Tartanka: Koobka aduunka 2022

Garoonka: Lusail Stadium

Wakhtiga: 10:00 habeenimo xilliga geeska Africa

Garsoore: Daniele Orsato (Italy)

Share334Tweet209
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

by Saed Mohamed
January 28, 2023
0

Moises Caicedo ayaa soo saaray warbixin uu ugu baaqayo kooxdiisa Brighton inay u ogolaadaan inuu baxo bishaan Janaayo inta uu...

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

by Saed Mohamed
January 28, 2023
0

Manchester City ayaa iska xaadirisay wareega 16ka FA Cup ka dib markii ay 1-0 ku suuldaareen kooxda Arsenal oo ku...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.