Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

HESHIIS WEYN: Barcelona Oo Saxeexeeda Koowaad Ee Xagaaga Ka Dhiganaysa Laacib Man City Ah

by Apdihakem Omer Adam
January 20, 2023
0
WAR BUUXA: Pep Guardiola Oo Si Cad Uga Hadlay Haddii Uu Bernardo Silva U Fasaxayo Barcelona

Barcelona ayaa u muuqata mid durba heshay saxeexeedii koowaad ee suuqa xagaaga, sida ay warbaahinta Spain sheegayso wuxuu u noqon doonaa kabtanka Man City ee Ilkay Gundogan.

ADVERTISEMENT

Walow uu wali muhiim u yahay tababare Pep Guardiola, Gundogan ayaa la filayaa inuu xagaaga ka tago Man City iyadoo heshiiskiisu 30-ka June ku eeg yahay.

Gundogan oo heshiis ka yar 30 Milyan oo euro ugu soo wareegay Man City ayaa 32 sano jir ah walina soo bandhigaya qaab ciyaareedyo xoogan.

Haatan muuqbaahiyaha El Chiringuito gaar ahaan saxafiga ka hawl-gala ee Jose Alvarez ayaa sheegaya in Barcelona heshiis hordhac ah la gaadhay Ilkay oo uu xagaaga xor ku imanayo Camp Nou.

ADVERTISEMENT

Gundogan ayaa doonaya loolan iyo horyaal cusub, mashruuca Xavi Hernandez ee Barcelona ayaa ah mid soo jiitay, Gundo ayaa ah mid ciyaara hab ciyaareed ku haboon falsafada Barcelona.

Sidoo Kale Akhri

Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Qorshaha Arsenal Ee Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Sabti Ah

January 28, 2023
“Waxa Uu Booskiisa Ka Samaynayo Isagoo Da’dan Jira Hore Umaynaan Arag, Lampard, Gerrard Iyo Scholes Waxan May Samaynayn….!!”

Rio Ferdinand Oo Doortay Laacibka Arsenal Ee Mustaqbalka Barcelona Ku Biiri Kara

January 28, 2023

Isagoo kusoo guuleystay afar horyaal Premier League iyo koobab kale oo badan oo maxali ah ayuu Gundogan doonayaa inuu soo afmeero wakhti guul ah oo uu Etihad Stadium kusoo qaatay.

Image

ADVERTISEMENT
Share307Tweet192
ADVERTISEMENT

Related Posts

Da’yarka Liverpool Koobka Aduunka Daawanayso, Xiddiga Chelsea Ee Koobka Aduunka Isku Iibinaya & Wararkii Suuqa

Qorshaha Arsenal Ee Caicedo & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Sabti Ah

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

AC Milan ayaa iskaga baxday tartanka saxeexa Nico Zaniolo oo Roma ka tirsan. (Corriere dello Sport) Newcastle ayaa Everton 45...

“Waxa Uu Booskiisa Ka Samaynayo Isagoo Da’dan Jira Hore Umaynaan Arag, Lampard, Gerrard Iyo Scholes Waxan May Samaynayn….!!”

Rio Ferdinand Oo Doortay Laacibka Arsenal Ee Mustaqbalka Barcelona Ku Biiri Kara

by Apdihakem Omer Adam
January 28, 2023
0

Halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa saadaaliyay mustaqbalka kabtanka Arsenal ee Martin Odegaard iyo sida uu horyaalka La...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.