Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Halyeey Premier League Oo Aad Uga Xanaaqay In Lala Barbardhigo Xiddiga Liverpool Darwin Nunez

by Saed Mohamed
December 25, 2022
0
Halyeey Premier League Oo Aad Uga Xanaaqay In Lala Barbardhigo Xiddiga Liverpool Darwin Nunez

Andy Cole ayaa cod dheer ku yiri: “Joojiya inaad xushmad dareysaan magaceyga” ka dib markii lala barbardhigay Darwin Nunez.

ADVERTISEMENT

Halyeeyga Manchester United ayaa horyaalka Premier League ka dhaliyay 187 gool.

Dhanka kale Nunez ayaa weli la qabsanaya nolosha Liverpool tan iyo markii uu 85 milyan ginni uga soo wareegay Benfica.

Taageere ayaa Twitter soo dhigay qoraal uu xiddiga reer Uruguay la barbardhigayo Andy Cole, laakiin 51 jirkaan ayaa ka carooday in lala barbardhigo Nunez.

ADVERTISEMENT

Wuxuu Twitter soo dhigay: “Cole…Nunez.. ma huba cida macno daradaan bilowday!!

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

“Shan horyaal oo Premier League, labo FA Cup, 1 League Cup, 1 Champions League, kabta dahabka, da’ yarka ugu fiicnaa sannadkan, 187 gool oo Premier League, kaliya hal rigoore. Nolosha waa waxa aad adiga sameysato.”

Taageeraha isbarbardhiga sameeyay ayaa u sheegay Cole inuusan ixtiraamdarro ka wadin balse uu isku dayayay inuu taageero u muujiyo Nunez.

Laakiin Cole ayaa diiday marmarsiiyada taageeraha isagoo u qoray:

“Raali ahow Dave, laakiin si qalad ah u soo qor ama si saxan…. dadku waa inay joojiyaan inay xushmad dareeyaan magaceyga, sababtoo ah ma ciyaarayo hadda, waxaan ahay nin noloshiisa iska wata, dadkuna waxay moodaan inay i xushmad dareyn karaan.”

ADVERTISEMENT

“Eeg lambaradeyda ka dibna la barbardhig cid kasta…”

187 gool ee uu Cole ka dhaliyay Premier League waxay ka dhigeysaa shaqsiga afaraad ee ugu goolasha badan taariikhda horyaalka, wuxuu ka danbeeyaa kaliya Alan Shearer, Wayne Rooney iyoHarry Kane.

Wuxuu ku guuleystay shan Premier League uu la qaaday Manchester United, wuxuuna qeyb libaax leh ka qaatay hanashadii seddexda koob ee sannadkii 1999kii.

Share324Tweet203
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.