Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

“Haddii Uu Kani Ahaa Kulankaygii Ugu Dambeeyay….” – Mid Kamida Xiddigaha Waaweyn Ee Germany Oo Qishay Inuu Xulka Ka Fadhiisanayo

by Apdihakem Omer Adam
December 2, 2022
0
“Haddii Uu Kani Ahaa Kulankaygii Ugu Dambeeyay….” – Mid Kamida Xiddigaha Waaweyn Ee Germany Oo Qishay Inuu Xulka Ka Fadhiisanayo

Xulka Germany ayay xalay u ahayd habeen madaw isagoo markii labaad ee xidhiidh ah wareega Group-yada kaga hadhay Koobka aduunka walow ay guul 4-2 ah ka gaadheen xulka Costa Rica.

ADVERTISEMENT

Germany ayaa afar dhibcood ku dhammaystay booska saddexaad ee Group-kooda waxaana farqiga goolasha booska labaad kaga galay dhigooda Spain halka Japan ay booska koowaad ku baxday.

Kulankaas kaddib ayuu qishay weeraryahan Thomas Muller inuu noqon karo midkiisii ugu dambeeyay ee xulkaasi uu mudada dheer soo metelayay.

Muller ayaa sheegay in haddii kaasi ahaa kulankii ugu dambeeyay ee uu dalkiisa u ciyaaray uu u mahad celinayo jamaahiirta ay wakhtiyada kala duwan soo wada qaateen.

ADVERTISEMENT

“Wakhtiyo badan oo wanaagsan ayaynu soo wada qaadanay, waad ku mahadsan tihiin waxkasta” ayuu hadalkiisa ku bilaabay Thomas.

Sidoo Kale Akhri

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

January 30, 2023
Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

January 30, 2023

“Haddii uu kaasi ahaa kulankaygii ugu dambeeyay ee Germany, dhawr eray ayaan leeyahay jamaahiirta Germany, farxad weyn ayay ii ahayd”.

“Aad ayaad u mahadsan tihiin, markasta waxaan isku dayi jiray inaan niyadayda ku muujiyo garoonka, mararka qaar waxa jiray ilin farxadeed, mararka qaar mid xanuun. Waxaan ku sameeyay jacayl, haatan waxaan u baahanahay inaan waxkasta oo kale ka fikiro”.

Muller oo 33 sano jir ah ayaa 44 gool usoo dhaliyay dalkiisa 121 kulan oo uu usoo ciyaaray isagoo qayb muhiim ah ka ciyaaray hanashadoodii koobka aduunka 2014.

FIFA World Cup 2022: Germany Fail to Reach Round of 16 Despite 4-2 Win Over Costa  Rica

ADVERTISEMENT
Share308Tweet193
ADVERTISEMENT

Related Posts

DULMI: Dunida Oo La Yaabban Dulmiga Iyo Mushahar La’aanta Ay Brighton Ku Samaysay Moises Caicedo

Arsenal Oo Dalab Labaad Ka Gudbisay Moises Caicedo & Brighton Oo Ka Soo Jawaabtay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Kooxda Arsenal ayaa caawa gudbisay dalabkii labaad ee ay ku doonayeen xiddiga khadka dhexe ee kooxda Brighton Moises Caicedo. Gunners...

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

Real Madrid Oo Lagu Dhegay, Rajadoodii Horyaalka Oo La Wiiqay & Goolhaye Remiro Oo Wacdarro Dhigay

by Saed Mohamed
January 30, 2023
0

Real Sociedad ayaa garoonka Santiago Bernabeu kala baxsatay dhibic muhiim ah, waxayna seddex dhibcood ka danbeeyaan Real Madrid kala sareynta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.