Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

“Haddii Aan Helo Waxay Noqonaysaa Maalintiisii Ugu Dambaysay Ee…..” – Courtois Oo U Hanjabay Qofka Wararka Kasoo Xaday Xulkiisa Belgium

by Apdihakem Omer Adam
November 30, 2022
0
“Haddii Aan Helo Waxay Noqonaysaa Maalintiisii Ugu Dambaysay Ee…..” – Courtois Oo U Hanjabay Qofka Wararka Kasoo Xaday Xulkiisa Belgium

Goolhayaha xulka Belgium-ka ee Thibaut Courtois ayaa ka hadlay qalalaasaha ka dhex taagan qolka labiska xulkiisa oo banaanka usoo baxay isla markaana saxaafada gaadhay kaddib guuldarradii Morocco kasoo gaadhay dhawaan.

ADVERTISEMENT

Belgium ayaa qalalaase ku dhex jira iyadoo guuldarrada Morocco kasoo gaadhay ay u dheer yihiin hadal ay qaar kamida xiddigaha waaweyn ee xulkaasi saxaafada isu mariyeen.

Jan Vertonghen, Eden Hazard iyo Courtois ayaa dhammaantood shalay saxaafada la hadlay iyagoo beeniyay inay isku dhaceen balse ay qaateen kulan ay kaga hadlayaan dhibkooda garoonka dhexdiisa.

Hazard ayaa isagoo arrimahaas ka hadlayay yidhi “Wax weyn may ahayn, waxkasta oo la yidhi waa la buunbuuniyay, shalay kulan ayaanu qaadanay wax badana waanu kaga wada hadalnay”.

ADVERTISEMENT

Dhinaciisa Courtois ayaa sheegay inuusan faraxsanayn balse waxkasta la buunbuuniyay isagoo dhinaca kale ku hanjabay in haddii uu ogaado qofkii warkaas dibada u saaray ee saxaafada u geeyay ay noqonayso maalintiisii ugu dambaysay ee xulka.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023
Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

February 7, 2023

“Dad badan ayaanu la shaqaynaa marka ciyaartoyda laga yimaado, laga yaabaa inuu qof wax yidhi. Uma baahnin inaanu raadino qofkii wax yidhi dabcan haddii aanu helno waxay noqon doontaa maalintiisii ugu dambaysay ee xulka”.

 

ADVERTISEMENT
Share396Tweet247
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sergio Busquets ayaa dalab uu lacag badan ku qaadanayo ka helay horyaalka waddanka Sucuudiga...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.