Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Ha Socoto!! Chelsea Oo Saxeexii AFRAAD Ku Dhaw Xilli Suuqa Kala Iibsigu Xidhan Yahay

by Apdihakem Omer Adam
December 25, 2022
0
Muxuu Kaga Duwan Yahay Tababarayaashii Hore? Akhriso Heerka Cajiibka Ah Ee Chelsea U Gaadhay Graham Potter

Chelsea ayay wararku sheegayaan inay ka shaqaynayso saxeexa daafaca dhexe ee kooxda AS Monaco ee Benoit Badiashile xilli ay doonayso xoojinta daafaceeda dhexe qaybta dambe ee xilli ciyaareedka.

ADVERTISEMENT

Blues ayaa hore u dhammaystirtay suuqa oo xidhan amaba ku dhaw inay dhammaystirto saxeexyada Christopher Nkunku oo xagaaga dambe RB Leipzig kaga imanaya, Santos oo Vasco Da Gama kaga soo wajahan iyo Datro Fofana oo Molde kaga soo biiraya.

Daafac dhexe oo cusub ayaa muhiim u ah Blues waxayna haatan ishoodu qabatay Badiashile, waxay durba wadahadalo kagala jiraan saxeexiisa Monaco sida uu sheegayo saxafiga lagu kalsoon yahay ee David Ornstien.

Sida warbixinta lagu sheegay, Chelsea ayaa diyaar u ah inay 35 Milyan oo euro ka bixiso 21 sano jirka French-ka ah.

ADVERTISEMENT

Badiashile ayaa Monaco kuliyadeeda da’yarta ku biiray sanadkii 2016 isagoo halkaas kasoo hano-qaaday kana mid noqday xiddigahooda muhiimka ah.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: War Cusub Oo Kasoo Kordhay Saxeexa Arsenal Ee Moises Caicedo

January 28, 2023
“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

January 28, 2023

Badiashile ayaa 135 kulan usoo ciyaaray Monaco tan iyo markii uu joogto ka noqday kooxdeeda xilli ciyaareedkii 2018-19 isagoo lix gool iyo saddex caawimo diiwaan gashaday mudadaas.

Image

ADVERTISEMENT
Share330Tweet207
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: War Cusub Oo Kasoo Kordhay Saxeexa Arsenal Ee Moises Caicedo

by Abdiwahab Ahmed
January 28, 2023
0

Garoonka tababarka kooxda kubadda cagta Brighton & Hove Albion waa uu ka duwanaa saaka sidii uu hore u ahaan jiray,...

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

“Mudaneyaal & Marwooyin, Sababtan Darteed Ayaanay Arsenal Ugu Guuleysanaynin Horyaalka Premier League”

by Abdiwahab Ahmed
January 28, 2023
0

Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa niyad-jab weyn muujiyey kaddib guul-darradii koowaad ee soo gaadhay kooxdooda muddo ka badan saddex...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.