Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Ha Socoto!! Al Nassr Oo Haddana Lacag Ku Faraqday Luka Modric & Haddii Uu Ronaldo Kula Biirayo

by Apdihakem Omer Adam
January 2, 2023
0
Ha Socoto!! Al Nassr Oo Haddana Lacag Ku Faraqday Luka Modric & Haddii Uu Ronaldo Kula Biirayo

Khadka dhexe ee Real Madrid ee Luka Modric ayaa ah mid ay ka go’antahay inuu sii joogo kooxdiisa Real Madrid wax dhaafsiisan xilli ciyaareedkan 2022-23.

ADVERTISEMENT

Modric ayaa door weyn ka ciyaaray Koobkii aduunka ee December 2022 ka qabsoomay Qatar isagoo booska saddexaad ku hoggaamiyay xulkiisa Croatia.

Modric ayaa kaddib ku noqday Madrid xilli uu galayo lixdii bilood ee ugu dambeeyay ee heshiiska uu ku joogo Santiago Bernabeu.

Modric ayaa sanadihii ugu dambeeyay kolba hal sano kordhinayay heshiiska Los Blancos taas oo qayb ka ah siyaasada kooxda ee xiddigaha 30 sano jir ka weyn.

ADVERTISEMENT

Sida uu haatan sheegayo wargeyska Marca, kooxda ree Saudi Arabia ee Al-Nassr ayaa doonaysa saxeexa Luka balse 37 sano jirkaas ayaan ogolaanin ilaa haatan.

Sidoo Kale Akhri

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

January 29, 2023
Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023

Al Nassr oo Jimcihii si rasmi ah ugu dhawaaqday saxeexa Cristiano Ronaldo ayaa doonaysa saxeexyada Sergio Ramos iyo Modric oo hore dhammaantood Madrid uga soo wada ciyaaray.

Real Madrid ayaa isha ku haysa saxeexa 19 sano jirka Borussia Dortmund ee Jude Bellingham, saxeexaas ayaa saamayn kara mustaqbalka Luka.

 

ADVERTISEMENT
Share292Tweet183
ADVERTISEMENT

Related Posts

Jurgen Klopp Oo Uu Samirkii Ka Dhamaaday & Afarta Ciyaartoy Ee Uu Birta Dhaafinayo

Liverpool Oo Soo Xirtay Suuqeeda Kala Iibsiga Xilli Laga Reebay FA Cup

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay ciyaartooy la soo wareegeyso maalmaha yar ee ka haray...

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.