Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

Goolhaye Emiliano Martinez Oo Sii Wada Inuu Si Xun Ku Maadsado Kylian Mbappe & Waxa Uu Markan Sameeyay

by Apdihakem Omer Adam
December 21, 2022
0
Goolhaye Emiliano Martinez Oo Sii Wada Inuu Si Xun Ku Maadsado Kylian Mbappe & Waxa Uu Markan Sameeyay

Goolhayaha xulka Koobka aduunka ku guuleystay ee Emiliano Martinez ayaa halkiisa kasii wada inuu ku maadsado weeraryahanka xulka France ee Kylian Mbappe.

ADVERTISEMENT

Martinez ayaa markan la arkay isaga oo Boombalo ilmo yar ah kusoo xidhay wajiga Mbappe intii uu socday dabaaldegii xiddigaha Argentina ay baska furan ku dhex marayeen caasimada dalkooda ee Buenos Aires.

Arrinta sii xumaynaysa waxkasta ayaa ah in Martinez marka uu boombalada gacanta ku hayo uu garab joogo Lionel Messi oo ah kabtankiisii celin lahaa oo ay intaas u raacdo inay Mbappe PSG ka wada tirsan yihiin.

Martinez ayaa aad muhiim ugu ahaa guushii Argentina ee Koobka aduunka isagoo daqiiqadii ugu dambaysay ciyaarta gool uu kula soo baxay ka beeniyay da’yarka Kolo Muani halka uu markii dambe rigoorayaasha kasoo dhalaalay.

ADVERTISEMENT

Balse Mbappe ayuu la tacaali kari waayay Finalkaas 30 sano jirka Aston Villa iyadoo xiddiga Paris uu afar jeer shabaqiisa taabtay marka xataa rigoorihii dambe lagu daro.

Sidoo Kale Akhri

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

February 7, 2023
DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023

Labada xiddig ee dhammaadkii ciyaarta si fiican sawir u wada galay iyagoo gacanta ku haysta abaalmarinaha ay kusoo guuleysteen.

Laakiin Martinez ayaa isla qolka labiska ka dhex bilaabay ku maadsiga Mbappe oo uu mid meyd ah ku tilmaamay.

Image

ADVERTISEMENT
Share313Tweet196
ADVERTISEMENT

Related Posts

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

Manchester City Oo Qabsatay Qareen Toddobaadkii Ay Siinayso £400,000 Gini Si Uu Uga Badbaadiyo Ganaaxyada Culus

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay shaqaalaysiisay qareen ka difaaca eedaymaha iyo dembiyada lagu soo...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.